Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Miisaaniyaddii ugu Badneyd Abid iyo Guddoomiyaha Golaha oo mudaneyaasha ku wargeliyey Fasax Todobaaddo ah

Hargeysa, 03 April, 2012 (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyaddii ugu tirada badneyn abid taariikhda Somaliland taas...

Shirkad laga leeyahay dalka Australia oo Shidaal ka qodaysa Somaliland iyo Meelaha Bartilmaameedka u ah

Hargeysa, 03 April, 2012 (SLpost)- Shirkad shidaalka baadha oo la yidhaahdo Jacka Resource LTD ayaa markii horeysay shaacisay inay shidaalka ka qoday bartilmaameedyo ku...

Gabay: Xaq-soor (Xisbiga UDUB) – Waxaa tiriyey: Jamaal Cali Xuseen

Gabaygan waxa uu soo baxay March 29keedii, 2012 markii lay sheegay shirkii ay guddida fulinta ee xisbiga UDUB ku yeesheen guriga Gudoomiyaha xisbiga mudane...

Maxaa Loo Baahanyahay Si Loo Dhiso Bangiga Dhexe Iyo Bangiyada Qanacsiga Somaliland?

Si loo dhiso qaybta bangiyada ee dalka Somaliland,waxa loo baahan yahay in la hirgaliyo halbeeg ku qotoma shantan tiir ee hoos ku qoran: Dajinta siyaasadaha...

Maxay Daarnayd Xafladdii Qaadhaanka Loogu Ururinayay Biyo Xidheenka Itoobiya?

Hadaan garashadu hogaamin Maankiyo caqligiyo garaadka Guul daraa dhinacaaga taala Guhaadiyo cadho ma weydid Ciilkaa garabkaaga taagan Adoo hayin aan ku guurin Hadaad giriyaad ku toosto Gelgelin aan geed ku oolin Markaad...

Sidee Ku Noqon Kartaa Qof Guulaysta! – W/Q: Mukhtaar Bulshaawi

Qoraa Mukhtaar Cabdi Sheekh (bulshaawi) Akhriste, ma misaami kartaa caqligaaga iyo maskaxdaada inta cilmi ah ee  ku jirta, waa muhiim inaad ogaatid naftaada, awoodada iyo...

Cudurka Halista ah ee Jadeecada oo lagu arkey Gobollo ka mid ah Somaliland iyo Baaqa Wasiirka Caafimaadka

Hargeysa, 02 April, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed “Xuseen Xoog”  ayaa Maanta daboolka ka qaaday  in qaar ka mid ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img