Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Ardayda Jaamacadda Hargeysa oo walaac ka muujiyey Fiigga lacagta laga qaado oo lagu Kordhiyey, Maamul-xumi iyo Tayada Waxbarasho

Hargeysa, 03 April 2012 (SLpost)-Ardayda Jaamacadda Hargeysa, ayaa si weyn cabasho uga muujiyey lacag lagu kordhiyey fiigga jaamacadda, maamul-xumo iyo tayo waxbarasho oo liidata....

Waddada Ceerigaabo: Balanqaadkii M/weynaha + Ansixintii Miisaaniyada Iyo Kala Qaybsanaantii Mudanayaashii Reer Sanaag – By Liban Mawel Shire

“Wixii aanu wadada ceergaabo dibada ugu keeni karno waanu ku dedaaleynaa, balse waxaaan idiin balan qaadayaa in miisaaniyadayada sanadka 2012ka aanu  ku xuno wadada...

Cambaarayn go’aankii ka soo baxay Guriga Dahir Riyaale Kaahin(Gudoomiyaha Xisbiga UDUB ee uu kaga soo horjeestay tartanka Musharaxnimada Xisbiga

Runtii waxaa wax laga naxo/laga xishoodo  ah go,aanka la sheegay in uu ka soo baxay  shir ka dhacay  Guriga Gudoomiyaha Xisbiga UDUB,Md.Daahir Riyaale Kaahin ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo si weyn u dhaliilay Hay’adda UNDP iyo Waxqabadkeeda

Hargeysa, 03 April, 2012 (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale ayaa dhalliilay Hay’adda horumarinta Mashaariicda u qaabbilsan Qaramada Midoobay ee UNDP,...

Xukuumada Somaliland waxay Abaal Taariikhi ah u Gashay Budhcad Badeeda iyo Qoysaskooda

Saddex maalmood ka hor ayay ii suutro gashay inaan la kulmo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland mudane Xasan Axmed Aadan oo hawlo...

Real Madrid oo soo bandhigtay Dalab ay ku rabto Sergio Aguero (Higuain + £8.5 Milyan)

SLpost Sports, 03 April, 2012 – Kooxda Real Madrid ayaa Muujisay xiiso dheeraad ah oo ay u hayso weeraryahanka Manchester City ee Sergio Aguero...

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland oo si rasmi ah xilka ula wareegay

Hargeysa, 03 April, 2012 (SLpost)- Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland  Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Ku simahii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img