HomeWasiirka Arrimaha Gudaha oo si weyn u dhaliilay Hay’adda UNDP iyo Waxqabadkeeda

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo si weyn u dhaliilay Hay’adda UNDP iyo Waxqabadkeeda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 03 April, 2012 (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale ayaa dhalliilay Hay’adda horumarinta Mashaariicda u qaabbilsan Qaramada Midoobay ee UNDP, taasoo uu ku eedeeyey inay ku fashilantay hirgelinta heshiis ay dawladda Somaliland la gashay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha waxa uu sheegay inaanay UNDP hirgelin ballan-qaadyo ku saabsan inay samayso qorshe dirayska lagaga beddalayo Booliska Somaliland iyo dhismaha xarun cusub.

.“Waxa ugu muhiimsanaa in booliska loo dhiso xarun wayn oo laga guuro xarunta gabawday,  may dhisin Ha’yadda UNDP. Sidoo kale waxay ballan qaaday in Dirayska ciidanka dhamaan laga beddalo, labadiiba midna kama hayno ilaa hadda. Heshiiskii 2012-ka lala galilahaa waxa uu u xayiran yahay maxay kii hore ay ku qabatay,” sidaa ayuu yidhi Wasiir Duur oo maanta hadal ka jeediyey xaflad uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan oo lagu qabtay taliska guud ee Booliska ee magaalada Hargeysa.

Wasiirku waxa uu u soo jeediyey, isla markaana ka dalbaday UNDP inay hirgeliso mashruucaas, “Waxaanu cid walba kula xisaabtamaynaa in xaaladeedu  biic noqon oo Nin walba qaranka sida uu doono aanu uga fa,iidaysan. UNDP waxaan ka codsanaynaa inay booliska waxay la qabanaysay ay la qabato  waxay qabanaysana  wax cad ay noqoto,” ayuu yidhi wasiirku.

SLpost News

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories