HomeMadaxweyne Siilaanyo oo xadhigga ka jaray jidka isku xidha magaalooyinka Dilla iyo...

Madaxweyne Siilaanyo oo xadhigga ka jaray jidka isku xidha magaalooyinka Dilla iyo Boorame oo la dhammeystiray, qaar cusubna dhagax-dhigay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo Wefti Ballaadhan oo Hogaaminayo ay saaka u kicitimeen gobolka Awdal ayaa xadhigga ka jaray waddada laamiga ah ee isku xidha magaalooyinka Dila iyo Borama halka uu mashaariic kalena hirgelintooda dhagax-dhigay.

blankMadaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisa uu hoggaaminayey waxa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dila, waxaana soo-dhaweynta madaxweynaha ka qayb-qaatay Mas’uuliyiinta heer gobol iyo mid degmo ee Gobolkaas .

Madaxweynaha  Somaliland waxa uu xadhiga ka jaray Afar Km oo ah wadada isku xidha Dila iyo Boorama oo ay Xukuumadu dhismaheeda fulisay. Waxaa kale oo Madaxweynuhu uu dhagax dhigay Lix Km oo kale oo lagu kordhinayo wadadaasi.

Sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu dhagax dhigay 8km oo ka mid ah wadada xidhiidhisa Goraya-Cawl iyo Boorama. Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa hadal uu u jeediyay shacbiga ku dhaqan magaalada Dilla waxa uu uga mahad-naqay sida milgaha leh ee ay uga soo dhaweeyeen degmadaasi,waxaanu ku booriyay inay meel uga soo wada jeedaan wax kasta oo saamayn ku leh nabadgalyada guud ee dalka iyo ta gobolka awdal.

Madaxweynaha iyo Weftigiisu waxay markaas kadib u sii dhaafeen magaalada Boorama oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay warku waxa uu intaas ku darayaa in Madaxweynuhu uu kulamo kala duwan kula yeeshay Huteelka Rays ee Magaalada Boorama maamulka, Waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories