HomeGuddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Oo Kormeeray Xaaladda Cusbitaalka Guud ee...

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Oo Kormeeray Xaaladda Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta kormeer ay ugu kur galayaan xaaladada cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku soo maray cusbitaalkaasi .

Gudidu waxay kormeerkooda ku soo mareen qaybaha kala duwan ee cusbitaalku ka kooban yahay , waxaanay halkaasi warbixin kaaga dhagaysteen  Agaasimaha guud ee Cusbitaalka Hargeisa Axmed Askar  oo warbixin ka siyey hawl qabadka qaybaha kala duwan ee Cusbitaalka  waxaanu sheegay in xaalada guud ee cusbitaalku ficaan tahay .

Agaasimaha guud ee cusbitaalka Hargeisa waxa  u warbixintaas  sheegay in ay siiyaan bukaanka aan daawada ibsan karayn dawooyin lacag la’aana. Waxa kale oo uu sheegay in Miishanka,  safaynta kalyaha  uu dhawan ka hawl galay cusbitaalka guud kaas oo loogu adeego  dadka ka cabanaya kalyaha .

Gudida joogta ah ee golaha guurtidu waxay kormeerkooda ku soo mareen kaydka dawaada ee cusbitaalka miishinka safaynta  kalyaha iyo shaybaadhka cusbitaalka halkaas oo ay warbixin kaaga qaateen masuulinta qaybahaas.

Gaba-gabadi gudida joogta ah golaha guurtida ayaa maamulka cusbitaalka uga  mahad naqay hawlaha ay u hayaan bulshada iyagoo bukaankana Eebo uga baryay in uu caafimaad siiyo.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories