HomeCasharadii An Ka Bartey Doorashada Deegaanka Ee Somaliland

Casharadii An Ka Bartey Doorashada Deegaanka Ee Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

      casharradMarka hore salaan suuban ayaan hawada u marinayaa dhamman dadka qimaha badan ee af-Somaliga ku hadla meel wal oo ay ka joogaan dacalada aduunka  salantaas  oo ah ta ugu qiimaha badaan salamaha dadku isku salamaan  Asalamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuh .Salaan kadib waxaan manta unki doonaa qormooyin gaagaaban oo taxane ah taas oo aan ugu magac darey Casharadii aan ka bartey doorashadii Somaliland .

      Akhristaha qiimaha iyo karamada badanaw  waxan rajeynayaa in aad ila jaan qaadi doonto  oo aynu wada fahmi doono casharadaas  Waxan kuugu soo ban dhigi donaaa qaabka ugu fiican ee aad ku fahmi kartid u jeedada ay xanbarsantey qormooyinkan gaagaban ee taxanahaa.

      “Maxaad war haysaa?” Wuxuu ugu jawaabay, “Waxaan hayaa dalka oo ay ka dhacday doorasho XOR iyo XAARAAN AH!” Kuye; “Maxaad ka waddaa?” “Waxaan ka wadaa, Xor bay ahayd oo cidna lama qasbin, balse xaaraan bay ahayd oo cid waliba musuq-maasuq bay samaysay, dadweynaha oo ku celceliyayna ku dhahoo!!”

      Doorahshadii deegaanku Markey dhammaatey ka dib ayaan kafateeriya kafeega laga cabo soo fadhiistey goor galab ah  waxan  isku miis noqoney  Nin ka mid ahaa musharixiintii u tartamey Dorashadii Golaha deegaanka Somaliland  balse an ku guuleysan in uu ku soo baxo dorashadaas.

     Ninkaas waxa uu u eekaa qof aad iyo aad ugu hanweynaaa in uu ku soo baxo doorashada madama uu ka soo jeedey reer cudud iyo dhaqaleba isku filan lakinse nasiibku sidaas ka dhigey .

        kafeegii  waxan cabno oo xaraaradii shaahu shax naga soo yiri waxaan gudo galey in aan wareysto musharaxan iyo dareenkiisii

 wareysigii na dhex marey sidan ayuu ahaa:-

 Maxadka faa’iidey  doorashadii golaha deeganka ee aad u tartameysey?  inta  wajigii sii uu si toos ah iisoo qaabil siiyey joojiyeyna dhaqdhaqaagii fadhiga ayuu si niyad ah iigu yiri “Ducaysane  walal wax an ka faa’iido iska dhaafe anigii ayey wax iga faa’iideen” Cajiib !!!!

Su’al labaad ayaan weydiiyooo waxan ku iri in wax lagaa faa’iido maney ahayn    wuxuu iigu jawaabtey “ weytey in bulshadu wax iga faa’iido ee mey ahayn in dawladu iga faa’iido iyo Xisbul xaakimku”.

Kamaan deyn Ninkii su’alihiye intaan yaabey ayaanku iri oo Maxaa isku kiin keeney adiga iyo Dawlada?. Lakinse sidey kaaga faa’iidey ?  inta uu hadalkii si kalsooni ku jirto u qaatey ayuu iigu jawaabey “ ma ogtey in Dawladu dadkii  musharixiinta ahaa ee dadweynuhu soo doorteeen ay boobtey  oo cidey dooneysey soo saartey cidey  necbeydna  xashiishkii dawlada hoose dadka ka nadiifineysey oo kaleh u nadiifisey”.

 

Lasoco qaybaha danbe ……………………

 Axmed-wali Xiis Cabdi ( Ducaysane )

Dhaashane1@gmail.com / nasiib_12@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories