HomeSSUK oo Hambaleeyey Hoggaanka iyo Xildhibaannada Cusub ee Goleyaasha Deegaanka Laascaanood iyo...

SSUK oo Hambaleeyey Hoggaanka iyo Xildhibaannada Cusub ee Goleyaasha Deegaanka Laascaanood iyo Boorama

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London (SLpost)- Madaxda iyo xubnaha ururka SSUK (Somaliland Soceity UK) oo xaruntoodu tahay magaalada London ee dalka UK, ayaa hambalyeeyey xildhibaannada Cusub iyo Hoggaanka loo doortay Goleyaasha Degmooyinka Borama iyo Sool.

War-murtiyeed ka soo baxay xafiiska Guddida SSUK ayaa sidoo kale lagu ammaanay xildhibaannada gobollada kale ee dalka, waxaana bulshada Somaliland loogu baaqay inay ilaashadaan nabadgelyadooda.

SSUKWarsaxaafadeedkaas ayaa u dhignaa sidan: “Guddida Somaliland Society UK waxa ay hambalyo iyo taageero buuxda u dirayaan golaha degaanka cusub ee gobalka Awdal degmada boorama iyo gobalka Sool degmada Laascaanood iyo dhamaan degmooyinka kale ee soo buuxiyay shuruudihii doorashada soona caleemasaaray xubnahii u matali laha golaha deegaanka maayir, maayir ku xigeen iyo xubnahii kalaba.

Gudida SSUK oo ku hadlaya magaca jaaliyada Somaliland ee dagan UK waxay soo dhaweynayaan sida sharafta, kolsoonida, iskuduubnaanta iyo aragtida dheer ee ay ka muuqato wadaninimadu isugu hambalyeeyey xilalka golayaasha iyo sida ay ula kala wareegeen xildhibaanadu masuuliyada golayaasha deegaanka degmooyinkan kor ku xusani.

Gudida SSUk iyo bulshada reer Somaliland eek u dhaqan Uk, waxay fariin codsi ah u dirayaan dhamaan gobalada kale ee Somaliland in ay ku daydan habsami u socodka iyo sida sharafta leh ee gobalaldan iyo degmooyinkani ku soo afjareen una soo magacaabeen xubnahoodii oo dhameystiran.

Guddida SSUK waxa ay sidoo kale ka codsanayaan dhamaan bulshada reer somalailnd in la ilaashado midnimada, wixii tabashooyin ahna loo gudbiyo hayadaha ku shaqada leh lagana wardhooro go’aamada ay ka qaataan arimaha socda…

Allaa mahad leh”

GUDIDA SSUK

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories