HomeCadaalad Darro Soo Ifbaxdiyo Xeer Qalqaloocisku Waa Horseedka Burburka Qaranimo.

Cadaalad Darro Soo Ifbaxdiyo Xeer Qalqaloocisku Waa Horseedka Burburka Qaranimo.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankTaariikhda marka aad dub u eegto dhamaan daryeelida xuquuqda aadama iyo daboolida baahida muwaadiniinta waxaa ugu horeeyey waa Islaam. Waxa kale oo Islaam xoreeyey xoriyada shaqsiga iyo sinaanta dhamaan mushtamaca maamul qayday masuuliyadooda.

Reer galbeedku waxyaalihii ay ka dhaxleen islaam kuna caano maaleen ayaa ahaa maamul wanaag, cadaalad iyo u hogaansanaanta qawaaniinta distoorka dalka…Hadaba inaga oo hada dib laynoo baraayo maamul wanaaga dal lagu xukumo waxii la doono haloogu yeedhee (Dimuqraadiyad) ayaa lamoodaa inaynu durtaba ku hafanay inaga oo aan kowba joogin…Dhaqan iyo caqiido ahaanba waxaynu ku abtirsana ISLAM oo ah binadii  intiisa wanaagsan wax hada loogu yeedho dimuqraadiyad  badhxan oo lagu badhxay waxii umadii dhigatay ee markaa u dhadhamay.

Waxaynu intii hore iska dabaal joogteynaba waxaa iminka soo ifbaaxaaya in uu maamulkani caadeysto oo lamooda inuu dhabaheedii qaadey waxyaalihii dumiyey dowlado badan oo ku yaal khaliijka.

Waxaa kow ka ah astaamahaa… xeer jajabka kolba ninkii doonaa uu iska marsanaayo sharciga uu doono, waxaa badatey xaqdaro  ku heshiinta sida Kulmiye iyo ururada qaar ka mid ah, yada oo weliba hantida shabka  ee sharciga S/land dhigaayo in loo siman yahay si gaar ah loo isticmaalaayo.

Isku soo wada duubo Reer S/Landnow miyeynu ka yeelnaa, ilaa madaxweyne, wasiiro, agaasimayaal, badhasaabo iyo waxii lamid ah oo u xagleynaaya doorashada golaha deegaanka iyaga oo hantideenii isticmaalaya?…

Miyeynu ka yeel in dowladu sii qorshayso oo tidhaa xisbi hebel ama urur hebel waanu reebaynaa oo madoonayno inuu soo baxo….

Miyeynu ka yeelnaa isagoon maamulkani kaalinqaadinba inuu sharciyo laynagu cabudhiyo  inoo samaysto?              Miyeynu ka yeel dalkeena intaas aynu soo dhisaynay in foodo lageliyo.

Waxaan haddaba dadka reer SoomaaliLand ugu baaqa inaanay ka aamusin sida qaloocan ee wax loowada

Madaxweynaha waxaan uga digayaa inuu dhaqan galiyo xeerka sirdoonka  ee kidiga ku ah madaxbanaanida warbaahinta iyo muwaadinkaba ee sida yar ee fudud lagu mariyey labada gole… Waxaa kale oo dowlada uga baaqayaa doorashada deegaan in ay faragelinta ka dayso, hantida umadda ee dowlada iyo dad xulufo la ahi ay ku adeegsanayaan si ay ugu sad bursadaan wax ka qabato.

ALLAHAYOW NIN DAACAD AH ALLAHAYOW NIN DAALIM AH DEEQDAA HOWSIM.

Alla weyn ninkii aamina awood leh.

Muhammad Jama Koodbuur-shiine

Gudoomiyaha UK ee Xisbiga UCID

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories