Mushkiladda Geesku Waa Mushkilad Hooggamineed – W /Q : Prof Yusuf Kaariye
Waxaan maanta qalinka u qaatay anigoo mudo aamusnaa inaan wax ka iftiimiye dhibaatada ka taagaan Geska Afrika , siiba ta ku geedaaman deganada Soomalidu...
Boobe Yuusuf oo Madal Furan Ka Sheegay Doorkii Ay Ku Lahaayeen WAR-LALIYAHA CUSUB EE RADIO HARGEYSA
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Mudane Boobe Yuusuf Ducaale oo ka hadlayay Munaasibad sagootin ah oo lagu sii gelbiyay ardaydii ka qalin-jebisay sannad-waxbarasheedkan...
(Radio SLpost)- Dhegayso Talooyin Xaaji Cabdikariim Xuseen u Jeediyey Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waraabe) oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo maanta ka hadlay munaasibaddan furitaanka Idaacadda Cusub, ayaa xukuumadda Somaliland u...
MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”) – Qormada 6aad
Madaxweynaha intan hoos ku qoran ayaan u soo jeediyay si aan xilalkayga u qarqoorto oo waxyaabaha la igula xisaabtamayaa iigu caddaadaan, muranna aanay u...
[Radio SLpost] Halkan ka dhegayso Khubadda Guddoomiye Baashe ka jeediyey Munaasibadda Wanqalka Idaacadda Cusub
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Md Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka sheekeeyey Munaasibad sannadkii 2007 xilka loogu wareejinayey Wasiirkii hore ee...
[Radio SLpost] Halkan ka dhegayso Khubadda Wasiir XAGLA-TOOSIYE ka jeediyey Munaasibadda Wanqalka Idaacadda Cusub
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dib u Dejinta Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo ka hadlay munaasibadda furitaanka Warlaliyaha cusub ee Radio Hargeysa,...
[Radio SLpost] Halkan ka dhegayso Hadalka Wasiirka Warfaafinta ka jeediyey Munaasibadda Wanqalka Idaacadda Cusub
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradd Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md Abiib Diiriye Nuur (Timo-cad), ayaa guul-taariikhi ah ku tilmaamay in furitaanka War-laliska cusub ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

