HomeXukuumadda Somaliland oo sheegtay inaanay U dul-qaadanayn dilalka lala beegsado Suxufiyiinta

Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inaanay U dul-qaadanayn dilalka lala beegsado Suxufiyiinta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
blank
Abiib Diiriye

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta ee JSL Md Abiib Diiriye Nuur ayaa  ka hadlay Falkii Foosha xumaa ee Magaalada Laascaanood habeenimadii xalay lagu dilay Weriye Axmed Saakin Faarax oo ka hawlgeli jiray Television-ka Universal, Waxaanu Wasiirku Cadeeyay inaanu Qarankani u dulqaadan doonin falalka noocaas ahi inay ka dhacaan gudaha Somaliland.

War saxaafadeed uu ku saxeexan yahay wasiirka warfaafinta oo nuqul ka mid ahina soo gaadhay Somalilandpost ayaa waxa uu u dhignaa sidan:

“Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsiyadaynaysaa Qoyskii Qaraabadii,iyo dhamaan warbaahinta,gaar ahaan Telefishanka Universal oo uu Marxuun Axmed Saaki Faarax la shaqaynayay.

Xukuumada Somaliland waxay cambaaraynaysaa falkaasi foosha Xun,waxa uu Warsaxaafadeedku xusay inaan loo dul qaadan doonin falalka noocan oo kale ah,kuwaas oo ugub ku ah dalkan.

Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur waxa uu Warsaxaafadeedkan ku soo gabo gabeeyay in hay’adaha amniga u xil saarani ay ku hawlan yihiin sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen danbiilayaashii dilkaas gaystay.”

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories