HomeHoggaanka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sanaag oo Beelaha Sanaag Bari oo ugu...

Hoggaanka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sanaag oo Beelaha Sanaag Bari oo ugu Baaqay inay Nabad Gelyada Iyo Xasilonida Dalka Ilaaliyaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ceerigaabo (SLpost)- Masuuliyiinta Xisbiga kulmiye ee gobolka Sanaag ayaa shir jaraaid oo ay maanta ku qabteen magalada Ceerigaabo ugu baaqay labadii ardaa ee shaqaaqada dilka ahi ku dhexmartay tuulada Balli-Busle ee Bariga Sanaag inay nabadda ilaaliyaan oo wada hadal iyo jewi  walaltinimo ku baadi goobaan gacan-ku-dhiig-laayaashi falkaas geystay

blankWaxa kaloo masuuliyiinta xisbiga Kulmiye ku nuux-nuuxsadeen ahmiyada nabada iyo sida bulshada reer Sanaag ugu caana-maashay xalinta khilaafadka soo dhex gala.

Gudomiyaha xisbiga kulmiye ee gobolka Sanaag Maxamed Cawed Faarax oo ugu horaynba shirkaa jaraaid ka hadlay ayaa Xusay in bulshada reer Sanaag ay meel uga soo wada jeestaan cid kasta oo gobolka dhibaato ka dhex hurinaysa si looga hor tago buu yidhi fidmo soo gaadha cid aan Waxba galabsan

blank
Guddoomiyaha Kulmiye ee Sanaag

Guddoomiyuhu Waxa uu labada ardaa ee dhibtu dhexmartayna u soo jeediyey inay ka fogaadaan wax kasta amaanka deegankaasi wax u dhimi kara isagoo ardaaga gacanta dilka geysatayna ugu baaqay inay soo qabtaan gacan kuu dhiiglayaashi falkaasi ku kacay.

blank
Musharax Jamac Jibriil

Jamac jibriil jaamac oo ka mid murashaxiinta xisbiga Kulmiye, ayaa isaguna dhinciisa tilmaamay  dedaalada nabadda ku wajahan ee looga baahan yahay madaxda maamulka gobolka, madaxda dhaqanka, Culima-udiinka, aqoonyahanka iyo bulshada deegaankaasiba si loo soo afjaro  shaqaaqada deegaankaasi ka aloolsan.

blank
Guddoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee Sanaag

Saynab Maxamed Cabdale oo ku hadlaysay afka garabka haweenka ee xisbiga Kulmiye, ayaa iyaduna ku dheeraatay doorka haweenku ka qaataan arrimaha nabadgelyada iyo xallinta khilaafaadka gobolka waxaanay haweenka deegaanka Bariga Sanaag ku boorisay inay meel uga soo wada jeestaan adkaynta nabad gelyada.

Somalilandpost.net

Ceerigaabo/Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories