Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Xadhigga ka Jaray Waddooyin Cusub oo laga hirgeliyey Degmooyin ka tirsan Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta xadhiga ka jaray Wadooyin Cusub oo ay dawlada hoose ka hirgalisay...
Munaasibad Lagu Daah-furay Buugga CULUUMTA MAANSADA Oo Hargeysa Ka Dhacday
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu soo Daah-furay buug-suugaaneedka CULUUMTA MAANSADA oo horraantii sannadkan lagu daabacay dalka Sweden, ayaa maanta lagu qabtay Dugsiga Sare...
Suldaan Dar-daaran u jeediyey Murashaxiinta u taagan tartanka Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah madax-dhaqameedka gobolka Hargeysa, ayaa dardaaran u soo jeediyay murashaxiinta u tartamaysa Golaha deegaanka...
Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Ururka Xaqsoor oo maanta Dalka ku soo laabtay (DAAWO)
Berbera (SLpost)- Wefti uu hoggaaminaayo guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Xaqsoor Md Xasan Ciise Jaamac, ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera. Taageerayaasha...
Xoghaya Arrimaha Debedda ee Xisbiga UCID oo Faaqidaad ku sameeyey Qodobbadii ka soo baxay Shirkii Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirradiisa – Q.1aad
London (SLpost) - Xoghayaha arrimaha dibadda ee xisbiga UCID Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi oo hadda ku sugan dalka boqortooyada ingiriiska ayaa si cilmiyaysan uga...
Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Oo Galabta Soo Gabagabeeyey Tartan Orod Ah Oo Hargeysa Ay Ka Wadeen Iyo Degmada Ku Guulaysatay
HARGEYSA (SLpost)- Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland, ayaa galabta garoonka ciyaaraha ee Hargeysa Stadium ku soo gabagabeeyey tartan orod oo ay u qabteen dhalinyarada...
Madaxweyne Siilaanyo oo Salaaddii Jimce la Tukaday Dadweynaha Reer Gabiley (DAAWO SAWIRRO)
Gabiley (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Salaadii Jimcaha waxa uu la tukaday Mujtamaca Reer Gabiley oo uu madaxweynuhu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

