Hambalyo ku aaddan Garsoorka Somaliland – W/Q: Xuseen Wadaad-yare
Waxa aan halkan hanbalyo uga dirayaa garsoorka Somaliland gaar ahaan guddoomiyaha maxkamada rafcaanka garyaqaan Cabdirahman Jaamac Hayaan. Waxana aan uga mahadnaqayaa isaga oo kiiskii lagu...
Wasaaradda Arrimaha Debedda Somaliland oo ka hadashay doorashada Hoggaanka Jaaliyadaha Debedda
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, ayaa ka hadashay khilaaf ka dhashay doorashada jaaliyadaha dibadu ay ku doortaan Hoggaankooda. War-saxaafadeed...
Buuhoodle oo Nabadgelyo lagaga naaloonayo iyo iftiinka wada Noolaanshaha oo muuqday – W/Q: Xuseen Aadan Yuusuf (Kurdi)
Ka dib markii dhowaan waxgaradka Buuhoodle iyo Dawlada Somaliland wada gaadheen heshiis lagu soo afjarayey Colaad heerka ay gaadhay ay ahayd mid aan la...
Hidde-raac: Hilin-sooyaalka iyo Hawraarta Hal-abuur Siciid Gahayr (Hargeysaawi)
Qormooyinkan aynu ugu magac-darnay Hidde-raac, waxa ay bar bilaw u yihiin qoraallo door ah oo faaqidaya suugaanta kale geddisan ee uu curiyay Abwaan Siciid...
DHIRTU WAA NOLOSHEENNA – W/Q: A/Yaasiin Cabdiraxmaan (Dool)
Aniga oo ah Axmedyaasiin C/raxmaan Axmed (Dool). Waxaan qoraalkan kooban kusoo qaadan doonaa siyaabihii kala duwanaa ee soomaalidu u ga faa’iidaysan jirtey deegaanka ay...
Wefti ka socda Dalka Turkiga oo la kulmay Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta
Hargeysa (SLpost)- Saraakiil ka socda Xafiiska Raysal wasaaraha dalka Turkiga oo dhawaan socdaal ku yimi dalka, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaarada Warfaafinta,...
Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo loo qaybiyey Xeerka Sirdoonka Qaranka
Hargeysa, (SLpost), Golaha Wakiilada ayaa maanta fadhigoodii oo uu shir-guddoominayeyGuddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax, waxa loogu qaybiyey Xeerka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

