HomeMasuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka oo laga Xog-warraystay Wax-qabadka ay Xukuumadda kaga Wakiilka yihiin

Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka oo laga Xog-warraystay Wax-qabadka ay Xukuumadda kaga Wakiilka yihiin

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamud Xuseen Xoog ayaa maanta warbixin dhinacyo badan taabanaysa siiyay Gudi hoosaadka arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida.

Wasiirka Caafimaadka waxa Kulankan ku Wehelinayay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan iyo Madax sare oo ka tirsan Wasaaradaasi.

blank
Dr Xuseen Xoog

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamud (Xuseen Xoog), ayaa si faahfaahsan uga waramay hawlaha waxqabad ee dhinaca adeega caafimaad oo uu sheegay inay si mug leh u gaadhsiiyeen deegaamo badan oo ka tirsan Somaliland,isagoo intaas raaciyay in hadana aanay baahida aadamuhu dhamaanayn .

Dr Xuseen Xoog waxa uu iftiimiyay Mashaariic kala duwan oo ay ka fuliyeen goobaha caafimaadka ee gobolada dalka.

Wasiirku waxa uu si gaar ah isu dul taagay hawlaha ay ku soo kordhiyeen Cisbitaalka Guud ee Caasimada Hargaysa waxaanu xusay inay ka shaqaysiiyeen Mishiinka Kelyaha Sifeeya, iyo X.Rayga lagu sawiro feedhaha oo casri ah isla markaana ay baahi badan dadkeenu u qabeen,waxaa kale oo uu sheegay inay Cisbitaalka ka hawl galaan Dhakhaatiir badan oo Ajaanib ah.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories