HomeSomaliland oo laga Xusay maalinta Cuntada Adduunka

Somaliland oo laga Xusay maalinta Cuntada Adduunka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha kalluumaysiga, Beeraha, Deegaanka, Ciyaaraha, Qorshaynta iyo Wakiilka  Hay’adda FAO ee Somaliland, ayaa maanta  Ka qayb galay Xaflad lagu xusayey Maalinta Cuntada adduunka , xafladaasi oo lagu qabtay Huteel maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Wasiirka wasaarada Qorshaynta Qaranka Mud, Sacad Cali Shire oo  ugu horayn  xaflada ka hadlay ayaa waxa uu   inaynu nahay dal cuntada uu isticimaalo dibada laga soo waarido isla markaana aan qiimayn wax soo saarkooda wadaniga ah  isagoo intaas ku daray in dhulkeena uu  ku yar yahay.

Wasiirka Beeraha Somaliland   Mud, Farax cilmi Geedoole, wuxuu Mahadnaq u diray Hay’adaha caalamiga ah iyo wadaniga ah qaarkood oo uu tilmaamay inay gacan wanaagsan ka gaystaan horumarinta beeraha.

Wasiirku waxa uu intaa raaciyey in wasaarad ahan ay dedaal ugu jiraan sidii loo horu marin  lahaa beeraha dalka, inkasta oo ay wasaarada ka maqan yihiin sida uu sheegay kaabayaal badan.

Wasiirka Wasaarada Beeruhu wuxuu u soo jeediyay hay’adaha kala duwan ee wada shaqayntu ka dhaxayso in ay xooga saaraan dhinaca cilmi baadhista  beeraha iyo kobcinta aqoonta dadka  beeralayda sidii ay howshooda tacabka beeraa ugu fududaan lahayd.

Wasiirka Kalluumaysiga  iyo khayraadka badda  Mud, C/llahi  Jaamac Cismaan Geell-jire, oo isna  halkaa ka hadlay ayaa waxa uu  sheegay,in adduunka maanta ay kala bateen  wax-soo-saarkii cunatada ,dadyowga ku nool iyo halkii wax laga soo saari lahaa.isagoo tilmaamay in S/land baddeedu ay u dhigabto badka Jamhuuriyada Somaliland badhkii,iyo sida ay daruuriga u tahay in looga faa’iidaysto Khayraadka kala duwan ee ceegaagan badeena .

Mudane Geel Jire waxaa uu u soo jeediyay bulshada somaliland sidii ay ugu jeedsan lahaayeen ka faa’iidaysiga khayraadka iyo wax soo saarka bada,si looga baxo ayuu yidhi baahida inaga haysata dhinaca dalaga beeraha .

Waxa kale oo iyana halkaa ka hadlay wakiilka  hay’ada FAO ee S/land Maxamed Jamac Gahayr, wakiilka baanka adduyunka aduunka iyo Madaxaq hay’adda UNDP.

SomalilandPost/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories