Monthly Archives: August, 2012

spot_imgspot_img

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo Xilalkii ka Qaaday Masuuliyiin ka tirsanaa Wasaarraadda Qaar Cusubna u magacaabay

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa xilalkii ay wasaaraddaasi ka hayeen ka xayuubiyay masuuliyiin sarsare ka dib markii wasaaraddaasi...

Berbera: Urur-siyaasadeedka WADDANI oo 20 Murashax oo haween ku jiraan soo bandhigay

Berbera, 27 August 2012 –Urur-siyaasadeedka Waddani ayaa 20 Musharrax oo u tartamaya Doorashadda Golaha deegaanka ee Magaalada Berbera iyo Sheekh ku soo bandhigay Hotel...

Meelaha Haweenku Ragga ka Qiimeeyaan!

Haweenku sidey u kala duwan yihiin ayey u kala duwan yihiin dookh ahaan. Taasina waxay keenaysaa inay kala aragti ka noqdaan markay qiimaynayaan ragga....

Wasiirka Warfaafinta oo ka xog-warramay Ujeeddada Socdaal uu dalka debedda uga maqnaa muddo todobaaddo ah

Berbera (Ogaal)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Mudane Cabdi raxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu soo...

Fogaan-Aragga Wasaarada Maaliyada iyo Fashilaadda Farsamooyinkii Wax Lagu Fuuqsan Jiray! – W/Q: Ahmed Ali Aden, UK

Wararka hordhaca ama ceelalyada ah ee ka soo baxaya dadka xog-xogaalka u ah hawlaha wasaarada maaliyada ayaa tilmaamaya in isbedel weyni ku yimid dakhliga...

Maxaa sababay saboolnimada hadhaysay Caddaaladda Somaliland? – W/Q: Garyaqaan Muuse Yuusuf

Hannaanka Garsoorka Somaliland wuxuu la bilaabmay qorshe la’aanta la kowsatay dhammaan haya’daha qaranka ee majara habawgu ka muuqdo. Markaad eegto maraaxilkii kala duwanaa ee...

Dhammaan Masuuliyiinta Maamulka iyo Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliland Wax ay Tacsi u dirayaan…

Dhamaan Masuuliyiinta Maamulka iyo Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsi u dirayaan Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida Naxdinta leh ee ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img