Monthly Archives: August, 2012

spot_imgspot_img

Somaliland: A Pocket Of Stability In A Chaotic Region

As Somalia is synonymous with failed states, pirates and Islamist militants. But in the northwest lies a peaceful, stable republic with an elected government...

Suldaan iyo 11 Caaqil oo Wasiirka warfaafinta ku Bogaadiyay Idaacadda Hawada Gashay iyo Masuuliyiinta uu magacaabay

Hargeysa (SLpost)- Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka  Gobolka Hargeysa 11 Chief Caaqil oo ka tirsan beeshiisa, ayaa maanta Wasiirka...

MEHER WACAN: Tifaftiraha Berberanews iyo Marwadiisa Cusub

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiye ku-xigeenka SOLJA Saleebaan Ibraahin Maxamed (Guray), Xoghayaha guud ee Ururka SOLJA Maxamed-rashiid Maxamed Faarax,...

Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka oo si rasmi ah u shaaciyey xilliga la soo gudbinayo liiska musharixiinta

Hargeysa (SLpost)-Afhayeenka komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Axmed Xirsi Geele ayaa maanta shaaca ka qaaday wakhtiga ay xidhmayaan qabashada liiska musharaxiinta ka qayb qaadanaya doorashada...

Maxamed Saleebaan Oo beeshiisu u Xulatay inuu noqdo Murashaxa Kaliya ee Beel ahaan uga qayb-galaya tartanka Doorashada Golaha Deegaanka Berbera

Berbera (SLpost)- Shir ay isugu yimaddeen wax-garadka, aqoonyahanka, Culimo aw-Diinka iyo Dhalinyarada Beesha Abokor Ciise oo ka tirsan Beelaha Ciise Muuse ee Aqlabiyadda deegaamada...

Somaliland: Waxa aanu leenahay Dastuur iyo Madax aanu Dooranay

Hargeysa (SLpost)- Ururrada Qurbejoogga Somaliland ayaa bayaan ay ku cambaareynayaan dastuurka Somalia ee lagu xusay meel-ka-dhacyada xuquuqda qaranimo ee Somaliland, waxaanay tafaasiil faaf-faahsan ka...

MEHER WACAN: Xuseen Cawad Cali iyo Hoodo Maxamuud Cumar

Haybe Axmed Yuusuf iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Caasha Yuusuf Halac iyo Carruurteeda, Carab  Yuusuf Halac iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Saleebaan Yuusuf Halac iyo Carruurtiisa, Xasan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img