HomeWasiirka Warfaafinta oo ka xog-warramay Ujeeddada Socdaal uu dalka debedda uga maqnaa...

Wasiirka Warfaafinta oo ka xog-warramay Ujeeddada Socdaal uu dalka debedda uga maqnaa muddo todobaaddo ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera (Ogaal)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Somaliland Mudane Cabdi raxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu soo dhamaystay socdaal qaatay muddo laba todobaadoo uu ku tagay Wadamada Koonfurta Suudaaniyo Ethiopia.
Wasiirka Warfaafinta ayaa ka soo degay Madaarka Magaalada Berbera, waxa uu faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha uu socdaalkiisu la xidhiidhay isagoo sheegay inuu marti qaad ka helay Jaamacad ku taala Magaalada Juba ee Xarunta Wadanka Koofurta Sudan iyo Machad ku yaala Wadanka Sweden soona diyaariyay sida uu xusay kulan hawleed muddo sadex cisho ah socday oo lagaga hadlayay sababta keentay in la citiraafo Konfurta Sudan, ee ay Somaliland u weyday aqoonsi ay ka hesho beesha caalamka .
blankMudane Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe”,waxa kale oo uu sheegay in kulankaas uu ka jeediyay Qoraal dheer oo ka waramaya midnimadii fashilantay ee dhex martay Somaliland iyo Somalia,1-dii bishii July 1960-kii iyo dhibtii ummada Somaliland ka soo gaadhay Midowgaas,waxaanu intaas ku daray inuu sharaaxad ka bixiyay sidii uu ku yimid halgankii hubaysnaa ee ay horseedka ka ahaayeen ururkii SNM,ee aakhirkii dhaliyay la soo noqoshada madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland,waxaanu intaas raaciyay in Wasiir ahaan aan loo marti qaadin balse aqoon yahan ahaan loo casuumay.
Dhinaca kale waxa uu Wasiirka Wasaarada Warfaafintu sheegay inuu soo maray dalka Ethiopia, kuna sugnaa mudo sagaal cisho ah waxaanu intaas ku daray in kulamadii u qorshaysnaa inuu la yeesho Madaxda dalkaasi ay u suuro gali weyday kadib markii uu geeriyooday Ra’isal Wasaarihii Wadankaasi Meless Senaawi.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories