HomeSuldaan iyo 11 Caaqil oo Wasiirka warfaafinta ku Bogaadiyay Idaacadda Hawada...

Suldaan iyo 11 Caaqil oo Wasiirka warfaafinta ku Bogaadiyay Idaacadda Hawada Gashay iyo Masuuliyiinta uu magacaabay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka  Gobolka Hargeysa 11 Chief Caaqil oo ka tirsan beeshiisa, ayaa maanta Wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta Md.  Cabdi Yuusuf Ducaalle (Boobe) guusha uu ka gaadhay inay hawada gasho idaacadii cusbayd ee Radio Hargeysa oo maalintii labaad maanta si tijaabo ah looga dhegaystay gobolada dalka iyo qaar ka mid ah wadamadda mandaqadda oo ay ka mid yihiin Dalalka  Itoobiya, jabuuti, Kenya iyo Tansaaniya.

“Anigoo ah Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi iyo 11 Chief Caaqil ee hoos ku xusayn, waxaanu  Wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta Md.  Cabdi Yuusuf Ducaalle (Boobe)  waxaanu ku bogaadinayaa Idaacadii cusbayd ee Radio Hargeysa oo hawada gashay, taasi oo maalintii labaad si tijaabo ah hawada ugu jirta, lagana dhegaystan gobolada iyo degmooyinka dalka oo dhan iyo qaar ka mid ah wadammada jaarka ah oo ay ka mid yihiin Itoobiya, jabuuti, Tansania iyo Kenya,  Waxaanu u aragnaa inuu ka midho dhaliyay baahi culus oo dalku u qabay idaacad dalka wada gaadha oo qaran, taasi oo 21-kii sanadood ee la soo dhaafayba aan u suurto-gelin Tobaneeyaddii Wasiir ee iskaga dambeeyay Wasaaradan.

Waxa kale oo aanu Wasiirka warfaafinta ku hambalyaynaynaa labada masuul ee cusub ee uu 27-kii bishan u magacaabay DAWAN Media Group iyo Telifishanka qaranka, waxaanu u aragnaa labada masuul ee kala ah Guddoomiyaha Cusub ee Wargeyska DAWAN  Cumar Maxamed Faarax iyo Agaasimaha Cusub ee TV-ga Qaranka Xuseen Cabdilaahi Deeqsi, waxaanu leenahay waa tallaabo aanu soo dhawaynayno una aragno Wasaaradii oo dib loo dar-dargelinayo isla markaana la abaal mariyay shaqaalihii kartida muujiyay mudadii ay shaqaynayeen.

 Waxaan iyagana ILAAHAY uga baryaynaa in xilka culus ee dhabarka loo saaray uu fududeeyo,”

Magacyadda Cuqaasha bayaankan soo saaray

1-Cheif Caaqil  Fahad Cabdi Cali Mahdi

2- Chief Caaqil Baashe Aw Cismaan

3- Chief Caaqil Maxamad Xaashi C/laahi

4-Chief Caaqil   Maxamad Faaraax  Diriye

5- Caaqil     Xuseen Jaamac Colaad

6- Caaqil    Ismaaciil Dhag  Libaax

7- Caaqil     Axmad Dhoobaale Xirsi

8- Caaqil  Kayse    Muxumad  Cabdai

9-  Caaqil Mahad Muxumad Good

10- Caaqil Ismaaciil Faarax Xasan

11- Caaqil  Sheekh Ibraahin Cumar

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories