HomeMEHER WACAN: Tifaftiraha Berberanews iyo Marwadiisa Cusub

MEHER WACAN: Tifaftiraha Berberanews iyo Marwadiisa Cusub

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankGuddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiye ku-xigeenka SOLJA Saleebaan Ibraahin Maxamed (Guray), Xoghayaha guud ee Ururka SOLJA Maxamed-rashiid Maxamed Faarax, Guddoomiyaha Wargeysa Geeska Afrika Kamaal Axmed Cali, Guddoomiyaha Wargeysyada Dawan Media group Cumar Maxamed Faarax, Agaasimaha TV-ga Qaranka Somaliland Xuseen Cabdillaahi Deeqsi, Maareeyaha Wargeysa Jamhuuriya Mustafe Sacad Dhimbiil, Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tafaftiraha Wargeysa Geeska Afrika Maxamed Xuseen Ramboo, Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Cabdi Wali Faarax Jaambiir, Guddoomiyaha Wargeyska Foore Maxmed Ilka-Case, Tafaftiraha Foore Saddam Maxamed, Guddoomiyaha Wargeyska Saxafi  Cabdifataax Maxamuud Caydiid, Tafaftiraha Saxafi Mustafe Sheekh Cumar Geedi, Tafaftiraha Wargeyska Haatuf Axmed Cali Cige, Tafaftiraha Wargeysa Saxansaxo Saleebaan Ibaraahim Xaashi, Agaasmiha Telefishanka HCTV Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Agaasimaha Telefishanka Royal ee Somaliland Axmed Cumar Cadaani (Axmed Saafi) Agaasmiaha Barnaamijyada Radia Hargeysa Khadar Maxmed Cakulle, Guddoomiyaha  Wargeyska Waaheen Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Tafaftiraha Wargeyska Waaheen Cabdiqaadir Aadan Carab.

Dhammaan Masuuliyiintaasi Hay’adaha Warbaahineed ee Somaliland ka hawlgalaa waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) –

[Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews]

Iyo

Cayni Aadan Cali

Oo Meherkoodu 28/08/2012, ka qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay leeyihiin noqda kuwii nabad, farxad bash-bash, barwaaqo iyo raynrayn ku gaadha aqal-galkooda, isku raga ee Ubad khayr qaba kala hela….Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin….Aammiin…Aammiin Allaah ha aqbalo.

Hamablyo Meher Wacan

Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Axmed Jaamac (Calooley)Barkhad Maxmuud Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre)  Xasan Cumar Xasan, Siciid Maxamed Askar, Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale), Xamse Cali Bulbul, Maxamed Cabdi Boosh, Cali Jaamac Maxamed, Cabdixakiim Maxmuud Shirwac, Caydaruus Ismaaciil Cabdi, Nimco Cumar Samriye, Sagal Mustafe Xasan, Xayaad Maxamed Cabdillaahi, Khadar Iid Kaariye, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Maxamed Xasan Dirir, Saciid Khadar Cabdillaahi, Khadar Jaamac Dirir,  Saciid Cawil Axmed, Saleebaan Ibraahim Xaashi, Barkhad Ladiif Cumar, Ismaaciil Xuseen Farjar, Khadar Macalin Deeq, Najax Aadan Cunaaye, Cabdiqani Cabdilaahi (Asparo) Cumar Seerbiya.

Dhammaan Suxufiyiintaasi Hay’adaha Warbaahinta Somaliland waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) –

[Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews]

Iyo

Cayni Aadan Cali

Oo Meherkoodu 28/08/2012, ka qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay leeyihiin noqda kuwii nabad, farxad bash-bash, barwaaqo iyo raynrayn ku gaadha aqal-galkooda, isku raga ee Ubad khayr qaba kala hela….Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin….Aammiin…Aammiin Allaah ha aqbalo.

 

Hamablyo Meher Wacan

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi (Cirro), Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badaha Somaliland Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arrimaha Dibedda Faysal Cali Sheekh, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case), Xoghaya Guud ee Kulmiye Xasan Saciid Yuusuf, Musharrax Caasha Xuseen Maraykan, Maayerka magaalada Berbera Cabdalla Maxamed Cali, Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) iyo dhammaan Masuuliyiinta Laamaha dawladda ee Gobolka Saaxil Dhammaan Masuuliyiintaasi Hay’adaha Warbaahineed ee Somaliland ka hawlgalaa waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) –

[Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews]

Iyo

Cayni Aadan Cali

Oo Meherkoodu 28/08/2012, ka qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay leeyihiin noqda kuwii nabad, farxad bash-bash, barwaaqo iyo raynrayn ku gaadha aqal-galkooda, isku raga ee Ubad khayr qaba kala hela….Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin….Aammiin…Aammiin Allaah ha aqbalo.

 Hambalyo Meher Wacan

Xaashi Xasan Xaashi (Uur-doox), Nagiib Muuse, Mustafe Maxamuud Diiriye, Faarax Juujuule, Cabdiraxmaan Ismaaciil Muxumed, Cabdiwahaab Cali Jaamac, Khadar Aadan Cabdillaahi (Raamboo), Khadar Ciise Xaaji Cali, Cabdiraxmaan Jaamac Xasan, Jamaal Ibraahin, Naasir Ibraahin Maxamed (Afweyne), Mukhtaar Maxamuud Yuusuf, iyo Asxaab tiro badan oo aan halkan lagu soo koobi karini waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan;

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) –

[Tifaftiraha guud ee Shabakadda Berberanews]

Iyo

Cayni Aadan Cali

Oo meherkoodu 28/08/2012, ka qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanay leeyihiin noqda kuwii nabad, farxad bash-bash, barwaaqo iyo raynrayn ku gaadha aqal-galkooda, isku raga ee Ubad khayr qaba kala hela….Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin….Aammiin…Aammiin Allaah ha aqbalo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories