HomeDagaal Khasaare Sababay oo Deegaanka Xarshimeed ku Dhexmaray Dad Xoolo-dhaqato ah iyo...

Dagaal Khasaare Sababay oo Deegaanka Xarshimeed ku Dhexmaray Dad Xoolo-dhaqato ah iyo Ciidamada Kililka Shanaad

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Afar qof ayaa ku dhaawacmay inta la xaqiijiyay dagaal shalay ka dhacay deegaan dhinaca hawdka ka xiga degmadda Xarshin ee Kililka shanaad, kaas oo u dhexeey dad reer miyi ah iyo ciidamadda dhawaan la sameeyay ee Liyuu Booliska. Wararka naga soo gaadhaya deegaankaasi  dagaalku ka dhacay ayaa sheegaya in afar qof ay ku dhaawacmeen dagalkaasi, halka ciidanka Liyuu booliskana la wariyay in khasaare nafeed ka soo gaadhay, wallow aan la xaqiijin Karin tirada rasmiga ah ee dhaawac ama dhimasho ee ciidamadda.

blank
Muuqaalka Degmada Xarshin

Dagaalka ayaa waxa uu ka dhashay sidda wararku sheegayaan muran baryihii u dambeeyey ka jira deegaankaasi, kaas oo wararka qaar sheegayaan inuu u dhexeeyay dadka deegaanka wadda dega oo isku qabtay lahaanshaha dhulka. Dadkan reer miyiga ah ayaa la sheegay inay ka diideen amar la doonayay in lagu raro, islamarkaana ay isku dheceen ciidanka. Hase ahaatee cid arrintaas xaqiijisay oo ka mid ah maamulka Soonka Soomaalida Itoobiya. Balse, Mid ka mid ah eheladda dadkan shacabka ah ee dagaalka la galay ciidamadda Liyuu booliska ayaa sheegay in baryahan dambe uu muran xaga dhulka ahi jiray, balse ay wakhtiga kala guur ah dadka reer miyiga ahi u arkeen in la doonayo in looga faa’iidaysto, islamarkaana xoog lagu raro, taasna ay diideen. ayna ka dhashay dagaalkan dhiigu ku daatay.

blank
Dhaan ka fulay Baraagaha Degmada Xarshin

Dagaalkaasi ayaa la sheegayaa in uu joogsaday xalay, lamina oga saameynta uu yeelan doono. Maaha, markii ugu horeysay ee dadka reer miyiga ah iyo ciidamaddan cusubi isku dhacaan waxaana jiray dhowr jeer oo hore oo arrintaasi dhacday.

Xigasho:  Saxafi

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories