Guddida Tacliinta Sare oo sheegay inaan dalka laga furi karin Jaamacad aan la Xaqiijin Tayadeeda Waxbarasho
Hargeysa, (SLpost)- Guddida Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa sheegay inaan dalka laga furi karin jaamacad dambe oo aan jaamacad aan ka diiwaan gashanayn xafiiska guddida tacliinta sare, iyaga oo sidoo kale sh
Xildhibaano ka tirsan Guurtida oo baaq nabadeed u diray Beelo ku dagaalamay Deegaanka Dacmo
Hargeysa, (SLpost)- Qaar ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa baaq nabadeed u diray laba beelood oo ka mid ah Somaliland oo dirir...
“Ma bannaana waxaan ummada ballanteeda ahayn in siyar-siyar loogu xado”
Waxa jirta maah-maah can ah oo tidhaahda taariikhdu way soo noqnoqotaa taa macnaheedu waxa weeye wax mar hore ka dhacay dunida meel ayaa meel kale ka dhaca xilli aan xiligaa ahayn, noloshuna waxay ka buuxdaa guul iyo guul-darro labadaba, ummadi markay talo leedahay waa in ay leedahay ujeeddooyin ay maanka ku hayso.
Xornimadii Khasaartay – W/Q: Prof. Cabdixakiim Y. Kheyre
Maqaadiirta siyaasadu waa dhacdo dhif ah oo qalibta nidaamka siyaasadeed ee caalamka. Rogmadka Falastiin waa maqaadiirta siyaasadeed ee caalamka ugu caansan uguna mushkilada badan....
Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Socdaal ugu ambo-baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud iyo Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta socdaal ugu kicitamay Dalka Isutagga imaaraatka Carabta, iyagoo...
Taliyaha Ciidamada Booliska oo shaaca ka qaaday inay Gacanta ku hayaan Ciddii geysatay Falkii lagu dhaawacay Guddoomiyaha Maxkamadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmi ah shalay gacanta ugu dhigeen Ciddii geysatay falkii lagu dhaawacay Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Durraan, ka dib markii ay gacan weyn ka heleen Odayaasha eedaysanaha oo u soo gacan-geliyey.
Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo si rasmi xilka ugu wareejiyey Agaasimaha Guud ee Dhawaan loo magacaabay
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Dhawaan loo magacaabay wasaaradda Warfaafinta Md. Cabdirashiid Jibriilayaa xilka kala wareegay Agaasimihii Guud ee hore oo loo beddelay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Debedda.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

