Monthly Archives: June, 2012

spot_imgspot_img

Sheekh Maxamuud Sh.C/laahi Muuse (Sh.Maxamud Xoogbadane) oo Maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada Borama.

Borama (SLpost)- Alle ha u naxariistee Sheekh Maxamuud Xoogbadane wuxu dhashay 1945kii, waxbarashadiiisu waxay ahayd culuunta diinta islaamka, wuxu wax kusoo bartay Dalka Ethiopia,...

Wasaaradda Caafimaadka oo hay’adda MSF kala wareegtay Gacan-ku-haynta Cusbitaalka Ceerigaabo

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta kala wareegtay Hay’ada MSF gacan ku haynta Cisbitaalka Magaalada...

Ku-simaha Madaxweynaha Qaranka oo Tacsi u diraya Abaal-duulihii Qaybta 12 ee Ciidamada Qaranka oo Hargeysa lagu aasay

Hargeysa (SLpost)- Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ahna Madax weyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa dhanbaal tacsi ah u diray...

Xukuumadda Somaliland oo xilliga kala-guurka ah ee Dawladda Somalia u aragta Fursad waxtar u leh Wada-hadallada u socda labada dhinac

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Somaliland ahna afhayeenka rasmiga ah ee xukuumada Mudane Cabdi Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa cadeeyay in wada...

Cabdiraxmaan Soltelco: Murashax Kasbaday Taageero Xooggan

Hargeysa (SLpost) - Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa golaha deegaanka Hargeysa  u soo sharaxay Cabdiraxmaan Maxamamuud Caydiid (Soltelco) oo ka mid ah dhalinyaradda...

DAAWO kulanka Dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya (VIDEOS)

Kulanka Wufuudda ay hoggaaminayaan Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya

Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Somalia oo kulmay magaalada Dubai iyo Nuxurka War-murtiyeed ay labada dhinac soo wada saareen (SAWIRRO)

Dubai (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud iyo Madaxweynayaha Somalia Shariif Sh. Xasan, ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img