Monthly Archives: June, 2012

spot_imgspot_img

Giraamaad yeynaan ku gadan Garashadeenii! – W/Q: Suleymaan Cabdisitaar Dubad

Garashada Illaah inagu galaday hadaynu nahay bulsha weynta geyiga Somaliland waa mid aynu gaar kaga nahay guud ahaanba wixii laysku odhan jiray Soomaaliweyn, waxaad...

Xukuumadda Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya u gudbisay Dawladda Kenya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa caawa Dhambaal Tacsi ah u dirtay dawladda iyo Shacbiga dalka Kenya oo ay ka tacsiyadeysay geeridda Wasiirkii Amniga Kenya George Saitotiiyo Ku xigeenkiisi Orwa Ojode, oo labaduba shalay ku dhintay shil-

Maxamed A. Jaamac (Calooley) oo Ururka DALSAN isaga Sharraxay Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)-Urur-siyaasadeedka DALSAN, ayaa soo bandhigay murrashaxiintii ugu tirade badnayd ee u tartami doonta doorashada golayaasha degaanka oo tiradoodu ugu yaraan tahay 16 murrashax...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo Xukuumadda ku dhaliilay Faro-gelin ay ku hayso Garsoorka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Xidhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (C/raxmaan Dheere) oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland kana tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegay inay wax ka jiraan dhaliilihii ay Xildhibaannada Kulmiye dhawaan u jeediyeen Xukuumadda.

Halkan ka DAAWO Sawirrada Shilkii Diyaaradeed ee galaaftay Wasiirka Aminiga Kenya

Halkan ka DAAWO Sawirrada Shilkii Diyaaradeed ee galaaftay Wasiirka Aminiga Kenya

Wasiirkii Amniga Kenya iyo Ku-xigeenkiisii oo ku geeriyooday Shil-diyaaradeed oo ka dhacay duleedka Nairobi

Nairobi (SLpost)- Wasiirkii Amniga Gudaha dalka Kenya iyo Shan qof oo kale ayaa maanta ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay meel u dhow magaalada Nairobi, sida uu sheegay madaxweyne ku xigeenka dalkaas.

Xagga Berriga Iskaraw! – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Biciid ayaa ayaa il qori ka muday. Inkasta oo ishii xanuun galay, hadana wax buu ka arkayay; oo ta kale ee u bed qabta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img