Monthly Archives: May, 2012

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ummada oo Tacsi u diraya geerida Marxuum Dr: Cabdishakuur Sh Cali Jawhar

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Ummada Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe  iyo Taageerayaasha Ururka Ummadu waxay iyagoo ka Murugaysan Tacasi Tiiraanyo leh u diryaan  Dr. Cabdishakuur...

Hargeysa: Kulan lagu darsayo qaabka Tamarta looga dhaliyo Dabaysha oo markii ugu horreysay laga qayb-galiyey Mulkiilayaasha Warshedaha Korontada ee Gobollada dalka

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo hawada Axmed Dalal  Faarax oo uu weheliyo Agaasimaha Tamarta ee Wasaarada Macdanta iyo biyaha Saleebaan C.laahi...

Tabobar Aqoontooda kor loogu qaadayo Saraakiisha Dambi-baadhista Saldhigyada oo ka furmay Taliska Guud ee Booliska

Hageysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa aqoon isweydaarsi uga furay xarunta taliska guud ee booliska ee caasimada Hargaysa 33...

Manchester City oo markii ugu horreysay Muddo 44 sanno ah Guul taariikhi ah ku hanatay Horyaalka Ingiriska

Kooxda Manchester City ayaa tallaabo aan hore uga dhicin kubadda Cagta dalka Ingiriiska ku hanatay horyaalka

Wasiirka Cadaaladda oo Maxkamadaha, ururrada Qareennada iyo Nootaayooyinka ku amray dhaqan-gelinta Go’aan hore uga soo baxay Wasaaradda Maaliyadda

Hargesa (SLpost)-Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Somaliland  Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta  soo saaray wareegto uu ku amrayo hay’adaha kala duwan ee garsoorka in lagu dhaqan...

Gabay Cusub (18 May)- Abwaan Koos Jaamac

Gabaygan oo ka hadlaaya 18-MAY waxa Curisay Abwaan Koos Jaamac Dhunkaal oo inta badan Bulshada u soo bandhigta  ama dareensiisa waxa jira ee wakhti...

Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland oo Lacag ku wareejiyey dhiggiisa Wasaaradda Maaliyadda

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Somaliland, ayaa Wasaaradda Maaliyadda shalaya ku wareejisay lacag ka soo xarrootay heshiis ay la gashay shirkad shidaalka ka baadhi doonta Somaliland oo la yidhaa OPHIR Energy.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img