Sunday 20th: Join us for a gathering to commemorate our colleague and fellow countryman late Abdishakur Sheikh Ali Jowhar
Please join us for a gathering to commemorate our friend, colleague and fellow countryman late Abdishakur Sheikh Ali Jowhar, this coming Sunday, 20th May 2012,...
Tacsi Tiiraanyo Leh: Kooxda Aqoonyahanka Madaxa-Banaan Oo Tacsi U Diray Marxuum Dr. Cabdishakuur Sh. Cali Jawhar
Dhamaan Xubnaha Kooxda Aqoonyahanka Madaxa Banaan waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Guud ahaan Shacbiga Somaliland, Qoyska Reer Sheekh Cali Jawhar, Eheladii, Qaraabadii, iyo...
Khashinka oo Weli Tuulan Suuqyada Idaacada, Xisbiga iyo Xaafada Jaamac Gunti iyo Wasaarada Caafimaadka oo aan Isku Arag inay Door ku leedahay
Waxan saaka soo maray Waddada dheer ee dhex marta Suuqa Idaacada Radio Hargeisa Ilaa Xisbiga isku xidha, Waxa Wadada hareeraheeda buuxay khashin aad ka...
Madaxweyne Silanyo oo ka Tacsiyadaynaya Ehelka, qaraabada, Asxaabta iyo dhammaan Shacbiweynaha Somaliland Geerida Marxuum Dr. Cabdishakuur Sh. Cali Jowhar
Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Guud ahaan Shacbiga Somaliland, Qoyska Reer Sheekh Cali Jawhar, Eheladii,...
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Selal oo Xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore
Saylac (SLpost)- Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Selal Nuur Cismaan Guuleed ayaa si rasmi ah maanta xilkii ugala wareegay Gudoomiyihii hore ee gobolkaas Maxamed Muuse...
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo dhambaal tacsi ah u diraya Cabdishakuur Sh. Cali Jowhar
Aniga oo ku hadlaya Magacayga, kan Hogaanka Xisbiga KULMIYE,kan Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye, Kan Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE waxaan Tacsi u dirayaa...
Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka WADDANI oo tacsi u diraya Geerida Marxuum Cabdishakuur Sh. Cali Jowhar
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka WADDANI, Dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha ururka WADDANI waxay iyagoo ka Murugaysan tacasi u diryaan Marwo Amina Cabdi Jaamac (Steeg) ,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

