Xeerka Musuq-Maasuqa Iyo Saamaynta Qasriga Madaxtooyada, Marwada, Xafiiska Samafalka M/Tooyada Iyo Hay’adaha Kale Ee Musuq-Maasuqa Ah Ee Bilaa Sharciga Ku Dhisan!?
"NIN DAWEE LA LEEYAHAY, DEMBI UU BADH LEEYAHAY, XALKA DOON LA LEEYAHAY, ISAGAY U DARANTAHOO, IN LA DAARO MA OGOLA!!" Anigoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan...
Dadweynaha Boorama oo aan u kala hadhin soo-dhaweyntii Weftigii Madaxweynaha (DAAWO SAWIRRO)
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) iyo Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa saaka socdaa
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Oo Kormeeray Xaaladda Cusbitaalka Guud ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta kormeer ay ugu kur galayaan xaaladada cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku soo...
Halkan ka daawo Sawirrada soo dhaweyntii Madaxweynaha ee Bulshada Degmada Dila
Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo madaxweynaha Somailand Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka socdaal ugu kicitay
Madaxweyne Siilaanyo oo xadhigga ka jaray jidka isku xidha magaalooyinka Dilla iyo Boorame oo la dhammeystiray, qaar cusubna dhagax-dhigay
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo Wefti Ballaadhan oo Hogaaminayo ay saaka u kicitimeen gobolka Awdal ayaa xadhigga ka jaray waddada...
Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka Golaha Deegaanka Caasimadda oo isku khilaafay go’aan lagu eryayo 67 Shaqaale ah
Maayarka iyo Xogahayaha oo Erigaasi saxeexay iyo Uurcade oo diiday
XUSKA 18 MAY: Beerta Xoriyadda Oo Nidaamku Liito Iyo Khudbadda Madaxwaynaha Qaabka Ay Dadwaynaha U Soo Jiidan Karto.
Dadwaynuhu waxay daremayaan farxad iyo rayrayn balaadhan, qofwaliba waxa uu talonayaa calanka Somaliland oo qabab kala duwan ah, waxa aad loo hadal hayaa maalintan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

