HomeMaayar Jiciir oo ka hadlay tirada dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Shaqaaqo...

Maayar Jiciir oo ka hadlay tirada dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Shaqaaqo ka dhacday Warshaddii Hore ee KABISTA iyo Dadka ilaa hadda loo xidhay dhacdadaas

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SLpost)-Maayarka caasimadda Hargeysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir ayaa ka hadlay shaqaaqadii keentay dhimashadda iyo dhaawaca ee ka dhacday aggaarka Wershaddii hore ee Kabista ee magaaladda Hargeysa.

blankMaayarka oo maanta marti u ahaa barnaamijka TV-ga Qaranka ee MAQAL-DADKAAGA, ayaa waxa uu sheegay in ay dhacdada ku geeriyoodeen saddex ka mid ah ciidamadda amniga ee dalka iyo afar ruux oo rayida ah.

Maayarku waxa uu sheegay inay dhacdani timi  ka dib markii ay dad rayid ah oo dul-degay xero ciidan oo halka ku taalaa ay shaqaaqooyin dhul doon ah ay abuureen, taasina ay keentay inay ciidamada Amaanku ay ka hortagaan.

Eng. Jiciir waxa kale oo uu sheegay tirada dadka loo qabtay shaqaaqadan sababtay dhimashada iyo dhaawaca, “Ugu yaraan laba iyo toban ruux ayaa loo qabtay hurinta shaqaaqadaas,” ayuu yidhi Maayar Jiciir oo ka jawaabayey su’aal laga weydiiyey arrintaasi.

Waxaanu Maayarku u soo jeediyey dadweynaha caasimadda in wixii cabasho ah  loo maro sida uu sharcigu inoo tilmaamayo.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories