HomeMadaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo tabobar muddo laba sanno ah socday u soo...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo tabobar muddo laba sanno ah socday u soo xidhay 1100 Macalin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa (SLpost)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta tabobar muddo laba sanno socday u soo gabogabeeyey kun iyo boqol macalin oo ka kala socday jaamacadaha goboladda iyo dugsiyadda H/dhexe iyo sarre ee Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Saylici oo halkaa ka hadlayey waxa uu sheegay inuu macallinku yahay kii dhaqanka iyo aqoonta kor u qaadeyey, waxaanu u mahadnaqay cid walba oo gacan ka gaysatay. Isagoo sidoo oo kalena macaliminta tabobarka dhammaystay ku tilmaamay howlwadeeno ay saarantahay masuuliyad qaran oo looga fadhiyo inay tayada ardayda iyo waxbarashadaba hagaajiyaan.

Madaxweyne ku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), wuxuu xukuumadd ahaan ballanqaaday in nolosha macalliminta ay daryeelayaan. Madaxweyne Saylici waxa uu sheegay inay sannadkii hore ee 2011 la shaqalaysiiyeen 2000 kun oo macalin halka sannadkan 2012  uu xusay inay shaqalaysiinayaan 560 macallin.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories