Wasiirka Daakhiliga Somaliland oo si weyn ugu hanjabay hoggaamiyeyaasha ururrada hadhay, ugana digay inay ku kacaan ficillo amniga waxyeellayn kara
Hargeysa (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa hanjabaad weyn u jeediyey ururrada siyaasadda ee ku hadhay Qiimaynta isla...
Akhriste bal isgarab dhig labadan maqaal: Labadaba waxa qoray Cabdirisaaq Sh. Cali Askar – Waa shalay iyo maanta? Cajiib!! – Qalinkii: Maxamed Kadar
Maxay iska Shabbahaan Qaab-dhismeedka Xukuumadda uu soo Dhisay Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadihii Siyaad Barre? By: Cabdiraaaq Sh Cali Askar Dimoqoraadiyaddu marka la macneeyo waa maamul ay...
Xildhibaan Safar Shaki Abuuray dibadda ugu maqnaa oo markii uu madaarka Hargeysa ka soo degay Ciidamada Amnigu qabteen balse Wasiirka Arrimaha Guduhu Baajiyey in...
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxmed Axmed Dhakool oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland oo badhtamihii sannadkii hore ee 2011 socdaal shaki dhaliyey dalka kaga...
Ururradii hadhay oo ku baaqay Mudaharaad Saddex maalmood ah oo ay kaga soo horjeedaan natiijada Guddiga diiwaangelinta
Hargeysa (SLpost)- Toddoba ka tirsan Ururrada siyaasadda ee ku hadhay qiimaynta wejiga labaad ee Guddiga diiwaangelintu Jimcihii ku dhawaaqeen, ayaa ku baaqay inay Axadda...
Shirkadda SOMTEL oo Samaysay qiimo-dhimistii ugu ballaadhnayd ee Dhinaca Isticmaalka Tilifoonnada
Hargeysa (SLpost)-Shirkadda Isgaadhsiinta Somtel ayaa samaysay qiime-dhimistii ugu ballaadhnayd ee telefoonnada, waxaanay taasi ka dambeysay markii ay maamulka shirkaddu garteen inay il-raxmadeed hoos ugu...
Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqadir Oo ka Digay Khatar ka iman karta Mudaharaad ay ku baaqeen ururrada Hadhay, Talo waayel-na u soo jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Ururadda Siyaasadda ee ku hadhey qiimeyntii Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda u...
Cabdiraxmaan Cabdilqaadir: Yaa U Aanooba Godobtiisa! – W/Q: Maxamed Baashe X. Xasan
"Dheeshan laygu giirtee Gefka lagu heshiis yahay Mee garsooraheedii?” Inta aan laga garniqin xilka Cabdiraxmaan Cabdilqaadir Faarax ma laga qaadayaa iyo lagama qaadi karo, yaa, marka hore,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

