HomeIllaha laga helo shaqada (Source of employment) - W/Q: Khaalid Cabdi Muuse...

Illaha laga helo shaqada (Source of employment) – W/Q: Khaalid Cabdi Muuse (Khaalid Casiir)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waxa dalkeena ka jirta shaqo la’aan baahsan oo saamaysay dhamaan bulshada oo dhan walow ha ugu dar naadaan dhalinyartuye.

Hadaba waa kuwan ilaha laga helo shaqada:  

1)     Khayraad dabiiciya (Natural resource)

Hadii uu dalku yeesho khayraad dabiiciya loona maamulo khayraadkaasi si cadaalad ah waxaa hubaal ah in wadankaasi isku filnaan karo taasna waxaa tusaale kaaga filan wadamada khaliijka carabta.

2)     Shaqaale dawladeed (Government labour)

Hadii ay dawladu shaqaalaysiiso qayb dadka ka mid ah inta kalena ay u qaybiso ilaha kale ee laga helo shaqada waxaa hubaal ah in wadankaasi isku filnaan karo.

3)     Baanan dawladeed iyo kuwa gaar ahba ( Government Banks and Private banks)

hadii uu dalku yeesho baanan dawladeed iyo mid gaar ahaaneedba waxa ay ku filnaan karaan qaybtooda taasna waxaa tusaale kaaga filan wadamada horumaray marka la yidhaahdo waxa kacay warshad ama baan heblaayo waxay dawladaasi si degdeg ah ugu gurmataa goobtaasi kacday si aanay dadkii ka shaqayn jiray ugu soo yaacin dawlada oo aanay uga dalban shaqo..

4)     Warshado (Industries)

Hadii uu dalku yeesho warshado ku filan oo ay u shaqo tagi karaan qayb dadka ka mid ahi waxa ay qaybtooda kaga filnaan karaan shaqaalaysiinta dadka.

5)      Safaarado iyo hay’ado caalamiya ( Embassy’s and International organizations)

Hadii wadanku yahay mid la aqoonsan yahay oo uu leeyahay safaarado iyo hay’ado caalamiyaba waxaa hubaal ah in ay qaybtooda shaqaalaysiin karaan kuna filnaan karaan.

6)     Hawl-gab (Retired)

Hadii uu dalku lahaado sharci lagu hawl gabo taas oo la siinayo qofka marka uu hawlgabo lacag si uu ugu dhiirado in uu shaqada ka fadhiisto fursadna u noqonaysa dadka shaqaadaasi u baahan in ay boosaskaas ay baneeyeen buuxin karaan.

Waxaana intaasi oo dhan lagu gaadhi karaa waa aqoonsi caalamiya

Guntii iyo gabagabadii waxaa is waydiin mudan dalkeenan Somaliland ma leeyahay intaasi oo arimood waxaan filayaa in aan jawaabta idinka idiin daayo!!!!

hadaba waxaan idinka rajaynayaa in aynu sugno aqoonsi caalamiya inta aynu helayno taas oo hadii aynu helno ay wax weyn iska bedeli doonan dalkeena sidan uu maanta yahay.

Illaahayna waxaan ka rajaynaynaa Aqoonsi, nabad iyo horumar……………………..

 

Qalinkii: Khaalid Cabdi Muuse (Khaalid Casiir)

Email: kh_casiir@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories