Monthly Archives: April, 2012

spot_imgspot_img

Tabaabushahii Safarkeygiyo Tiiraanyadii Ka Danbeysay – W/Q: Ismail Hussein – Q.2aad

Intaas ka dib Farxiya oo ay nambaradu iskugu hagaageen ilawdayna in ay nasiib iyo qadarka Alle oo sidaas uu dhacay ku tagtay yurub ayay...

Markab laga helay Sagaal Carruur ah iyo dadkii watay oo lagu qabtay Dekedda Magaalada Berbera iyo Masuuliyiinta Amniga oo ka hadlay (VIDEO) DAAWO

Berbera (SLpost)- Sagaal Carruur ah oo isugu jira gabdhyo iyo wiilal ayaa laga dhex helay markab nooca ganacsiga ah oo ku soo xidhay Dekedda...

Gabiley Ceelbaa U Maaxdee, Midigtaadu Yay Gudhin – W/Q: Sacad M Gadhle

Qodaal joog iyo qurba joogu Laba weeyi qiraala Inay qayb ka yihiin Qarankan maanta aan joogno Qormo ay ku kulmeena Salaan qiima lahoo Qalbi saafi ahi dhiibay Qaxwihiina la raacshay Waxay soo...

Caadifadda Gaaban ee Wasiir Duur halkee ayay Caga-dhigan doontaa? – W/Q: Guuleed M. Ibraahin

Wasaarada arimaha Guduhu waa Wasaarada Baaxad leh oo Miisaan Culus ugu Fadhida Qaranka Somaliland taasi oo ubaahan Khibrad iyo Waayo Aragnimo Xeeldheer, Wasaaradu Waxay...

Dumuqraadiyada Madaxweyne Siilaanyo; ama Tayda Noqotay Ama Ku Burburiyey – By DACAR

Dumuqraadiyadu waa hab ama nidaam leh dhaqan hufan, kala dambayn, anshax iyo asluub ay ku dheehan tahay is-ixtiraam iyo kala danbayn, ismaqal iyo isu tanaasul taas...

Falanqaynta Xeerka La Dagaalanka Musuq-Maasuqa Somaliland – Xeer No.38/007

QEEXIDA MICNAHA MUSUQA Xeerkani waxa uu ku qeexayaa musuqa;  hab ku salaysan farsamo iyo khiyaamo oo lagu hanto aduunyo ama derajo aanad u qalmin.Musuq –...

Jidka Madaxtooyada Garab-mara oo Roobku Burburiyey iyo dawladda hoose ee Caasimadda oo ku mashquulsan Baacsiga Danyarta

Warbixin: Weriye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe Waddada dhinaca Bari ka marta Qasriga madaxtooyada Somaliland, ayay burburiyeen daadad ka dhashay Roobab waaweyn oo habeennadii u dambeeyey ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img