HomeDumuqraadiyada Madaxweyne Siilaanyo; ama Tayda Noqotay Ama Ku Burburiyey – By DACAR

Dumuqraadiyada Madaxweyne Siilaanyo; ama Tayda Noqotay Ama Ku Burburiyey – By DACAR

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankDumuqraadiyadu waa hab ama nidaam leh dhaqan hufan, kala dambayn, anshax iyo asluub ay ku dheehan tahay is-ixtiraam iyo kala danbayn, ismaqal iyo isu tanaasul taas oo uu qofku ka soo hormarinaayo dantiisa gaarka ah ama doonistiisa shiqsinimo, danta Xusbiga iyo tan Qaranka, si uu xasbigaasi ama qaranku u gaadho ama u soo taabto Himilada gaarka ah ee uu Xusbi ama Qaranku Hiigsanayo, isla  markaana ay tusaale fiican u noqdaan,ama ay dhaxal u reebaan sooyaalka dhabta ah  ee ay ka dayan doonaan caruurteenu.
Run ahaantii waxa kaaf iyo kala dheeri ah, ama layaab leh sida aynu u jecelnahay inaynu ku dhaqano Dumuqraadiyada iyo sida aynaan uba fahmin ku dhaqankeeda.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa ku taami jirey Inuu Dalacsiinaayo Dumuqraadiyada iyo Xoriyatul qawlka, Balse Taasi Waxa ay Noqotay mid uu ku Doonaayo Inuu Kursiga Ku Fuulo oo Kaliya, Cabudhinta Saxaafada, iyo Xadhiga Boqor Buurmadow ayaa ka marag Kacaya Sida uu Lidiga Ugu yahay Dumuqraadiyada Madaxweyne Siilaanyo.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa marka dawladiisa La dhaleeceeyo,waxa uu kula Kacaa Cida Dhaleecaysa, dacaayad, deelqaaf, iyo Burburin, isaga oo madaxweynuhu ku taamaaya in uu Burburiyo ama aan waxba ka hadhin Cidi ka Hortimaada Sida Xusbiga UDHIS uu u burburiyey ama ina Cabdi Qadir uu u Ciqaabay, Siyaasada Madaxweynaha ee Ku aadan Musuqmaasaqa iyo Xoriytaul qawlka ayaa ah, ( geed yahow hadii aan xabag kaa helana kaa goostay hadii aan kaa waayana kaa tegey. ).
Miyaanayse layaab ahayn marka ficiladaasi ay ku dhaqmaan kuwa haysta jogooyinka ugu sareeye ee Dawlada, ama xusbiga. iyada oo taasi muujinayso sida aanu Siyaasada madaxweynahu aanay ugu Bislaan ama uba fahmin waxa ay tahay dumuqraadiyadu aynu aad u caashaqnay ku dhaqankeeda.
Madaxweyne Siilaanyo ayaanay Marnaba Ka dhab ahayn inuu Hore umariyo Somaliland, Balse Doonaaya oo Keliya inuu Kursiga mar uun ku soo boodo oo layidhaahdo Madaxweyne Siilaanyo.
Dumuqraadiyada Madaxweynaha Somaliland ama Tayda Noqotay Ama Ku Burburiyey.

Cabdi Qadir Jama Ismail Dacar USA Ca.
Political Science Educator.
Gobanimodoon@Sbcglobal.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories