Monthly Archives: April, 2012

spot_imgspot_img

Togdheer: Gacan-ku-dhiiglayaal Xukun Dil ah lagu fuliyey

Burco (SLpost)- Guddoomiyaha  Maxkamadda Sare   ee Somaliland  Yuusuf  Ismaaciil  Cali oo hawlo shaqo u jooga xarunta gobolka Togdheer ee Burco ayaa  maanta  xukun dil...

Beelaha Subeer Awal oo Doortay Guddi Qaabilsanaan Doona Horumarka Iyo Hawlaha Kale Danta Beelaha

Hargeysa (SLpost)- Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen xubno metelaya beelaha Subeer Awal  ayaa lagu doortay guddi ka kooban 17 xusbnood oo qaabilsanaan doona...

Maamulka gobolka Togdheer iyo Degmada Burco oo Hanjabaad iyo Digniin is-xambaarsan u jeediyey urur-siyaasadeedyada ku fashilmay inay soo baxaan

Hargeysa (SLpost)- Maamulka gobolka Togdheer iyo kan degmada Burco ayaa ururrada siyaasadda ee dhawaan ku hadhay qiimaynta guddiga diiwaangelinta uga digay  inaanay ku dhaqaaqin...

Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka dalka Sweden una Dhalay Somaliland iyo wefti ay hoggaaminayo oo socdaal shaqo yimi Somaliland (VIDEO DAAWO)

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanad ka tirsan Golaha Deeganka ee Dalka Sweden oo lagu magacaabo Marwo Ifraax Cali Kirix oo u dhalatay Somaliland oo ay Waheliyaan...

Ujeeddada socdaalka ay dalka ku yimaadeen Wefti ka socda Hay’ad Samo-fal oo laga leeyahay dalka Sucuudiga

Hargeysa (Slpost)- Wasiirka wasaaradda beeraha JSL  Mudane faarax cilmi Geedole  ayaa si diiran ugu qaabilay Gegida Diyaaradaha Cigaal International Airport ee magaalada Hargaysa Wafti...

War-laliye Radio Hargeysa u Sahlaya in laga dhegaysto Adduunka oo dhan oo maanta dalka soo Gaadhay

Berbera (SLpost)- Warlaliye awooddiisu dhan tahay 100 Kilo Wat isla markaana loogu talo galay daacada Radio Hargaysa oo dalka oo dhan wada gaadhaya ayaa...

TACSI TIIRAANYO LEH

Dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qaraabada ay ka baxeen Marxuum Axmed Ibraahim Jaamac

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img