HomeWar-laliye Radio Hargeysa u Sahlaya in laga dhegaysto Adduunka oo dhan oo...

War-laliye Radio Hargeysa u Sahlaya in laga dhegaysto Adduunka oo dhan oo maanta dalka soo Gaadhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera (SLpost)- Warlaliye awooddiisu dhan tahay 100 Kilo Wat isla markaana loogu talo galay daacada Radio Hargaysa oo dalka oo dhan wada gaadhaya ayaa Maanta laga soo dejiyay Dekada Magaalada Berbera.

Warlaliyaha Idaacadan oo ku jira laba konteenar ayaa waxa isaga oo ku sugan dekedda magaalada Berbera ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Faysal Cali Sheekh oo sharaxaad ka bixiyay Idaacadan Cusub ee Radio Hargaysa Waxaanu sheegay inay ka mid tahay balanqaadyadii xisbiga Kulmiye ku galay Tartankii Ololaha doorashada Madaxtooyada ee ku wajahnaa sidii ay dalka u keeni lahaayeen idaacad weyn oo wadanka guud ahaantii iyo dalalka kale ee mandaqada laga dhagaysto waxaanu ku bogaadiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka dhabeyay balanqaadkaas, taas oo shuruud u ahayd ayuu yidhi agaasimaha guud aqoonsi ay Somaliland ka  hesho aduunka.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafintu wuxuu ummada Somaliland ugu bushaareeyay inay rumowday balanqaadkaas isla markaana ay haatan kadib heli doonaan wixii War iyo Wacyigelin ah ee ay uga oomanaayeen idaacada radio hargaysa,waxa uu agaasimuhu intaas ku daray in keenista idaacadan ay u mareen dhamaanba qawaaniinta inoo dejisan kuna bixiyeen qandaraas iyadoo laga keenay ayuu yidhi wadanka Shiinaha.

Faysal Cali Sheekh waxa uu tilmaamay in idaacadan la soo tijaabiyay kuna rajo weyn yihiin inay dalka yimaadaan 18 injineer oo ka socda shirkadii soo samaysay idaacadan waxaa kale oo uu  intaas raaciyay inay afartan maalmood gudahood lagu rakibo doono idaacadan.

Maareeyaha  dekeda Berbera Inj Cali Xoor xoor ayaa dhiniciisa ka sheegay inay deked ahaan u fududeeyeen maamulka Wasaarada Warfaafinta sidii ay Warlaliyahan Cusub u gayn lahaayeen Magaalada Hargaysa waxa uu maareeyuhu amaan u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo guulaystay ayuu yidhi inuu dalka keeno Idaacad wada gaadha guud ahaan Somaliland iyo Mandaqada ay ku taalo.

SLpost News

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories