Waddada Ceerigaabo: Balanqaadkii M/weynaha + Ansixintii Miisaaniyada Iyo Kala Qaybsanaantii Mudanayaashii Reer Sanaag – By Liban Mawel Shire
“Wixii aanu wadada ceergaabo dibada ugu keeni karno waanu ku dedaaleynaa, balse waxaaan idiin balan qaadayaa in miisaaniyadayada sanadka 2012ka aanu ku xuno wadada...
Cambaarayn go’aankii ka soo baxay Guriga Dahir Riyaale Kaahin(Gudoomiyaha Xisbiga UDUB ee uu kaga soo horjeestay tartanka Musharaxnimada Xisbiga
Runtii waxaa wax laga naxo/laga xishoodo ah go,aanka la sheegay in uu ka soo baxay shir ka dhacay Guriga Gudoomiyaha Xisbiga UDUB,Md.Daahir Riyaale Kaahin ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo si weyn u dhaliilay Hay’adda UNDP iyo Waxqabadkeeda
Hargeysa, 03 April, 2012 (SLpost)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale ayaa dhalliilay Hay’adda horumarinta Mashaariicda u qaabbilsan Qaramada Midoobay ee UNDP,...
Xukuumada Somaliland waxay Abaal Taariikhi ah u Gashay Budhcad Badeeda iyo Qoysaskooda
Saddex maalmood ka hor ayay ii suutro gashay inaan la kulmo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland mudane Xasan Axmed Aadan oo hawlo...
Real Madrid oo soo bandhigtay Dalab ay ku rabto Sergio Aguero (Higuain + £8.5 Milyan)
SLpost Sports, 03 April, 2012 – Kooxda Real Madrid ayaa Muujisay xiiso dheeraad ah oo ay u hayso weeraryahanka Manchester City ee Sergio Aguero...
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland oo si rasmi ah xilka ula wareegay
Hargeysa, 03 April, 2012 (SLpost)- Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Ku simahii...
Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Miisaaniyaddii ugu Badneyd Abid iyo Guddoomiyaha Golaha oo mudaneyaasha ku wargeliyey Fasax Todobaaddo ah
Hargeysa, 03 April, 2012 (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyaddii ugu tirada badneyn abid taariikhda Somaliland taas...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

