Hoggaanka Hawl-gelinta Ciidamada Booliska oo La magacaabay
Hargeysa, 04 April, 2012 (SLpost)- Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Caawa Sarkaal Cusub u magacaabay Hoggaanka Hawl-gelinta Booliska oo uu isagu hore...
Goormay Ku Eeg Tahay Mudada Kala Xulista Urur Siyaasadeeddada Cusubi?
Markii Ay Urur Siyaasadeeda Cusubi Buuxiyeen Shuruudaha Ku Cad Qodobka 4aad: Codsashada Diiwaan-Gelinta Iyo Qabashada Araajida Waxay Gudidu Shaacisay 29Dec2011, Ururo Tiradoodu Ahayd 15...
Xukuumadda Somaliland oo faahfaahin ka bixisay ujeeddada Maxaabiis budhcad-badeed ah loogu haynayo Xabsiyada Dalkeeda
Hargeysa, 04 April, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyay Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo ay dawladda...
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Kormeer ku tagay Fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee Deegaannada Gambadha iyo Sool-joogto
Hargeysa, 04 April, 2012 (SLpost)- Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland General Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka tirsan Ciidamada...
Wasiir ku-xigeenka Amniga oo ka hadlay Shuruuc ay u gudbiyeen Golaha Wasiiradda
Hargeysa, 04 April, 2012 (SLpost)- Wasiir ku Xigeenka Amniga Qaranka ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa Maanta cadeeyay in Golaha...
Haddaanu nahay dhalinyarada, waxgaradka, Culimo-awdiinka iyo siyaasiyiinta Degmada Gacan-Libaax waxaanu ka mahad celinaynaa 10kun ee ay nagu deeqday Somtel
Dhamaan Anaga Oo Ah Dhalinyarada Waxgaradka Culimo Awdiinka Siyaasiyiinta Xaafada Gacan Libaax Waxaanu U Mahad Celinaynaa Shirkda Somtel Oo Barnaamij Horumarineed Ka Fulisay Degmada...
Ardayda Jaamacadda Hargeysa oo walaac ka muujiyey Fiigga lacagta laga qaado oo lagu Kordhiyey, Maamul-xumi iyo Tayada Waxbarasho
Hargeysa, 03 April 2012 (SLpost)-Ardayda Jaamacadda Hargeysa, ayaa si weyn cabasho uga muujiyey lacag lagu kordhiyey fiigga jaamacadda, maamul-xumo iyo tayo waxbarasho oo liidata....
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

