HomeWefti Wasiirro ah oo gaadhay Gabiley kulamo gaar-gaar ahna la yeeshay...

Wefti Wasiirro ah oo gaadhay Gabiley kulamo gaar-gaar ahna la yeeshay maamulka Degmada iyo gobolka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gabiley, 05 April, 2012 (SLpost)- Xubno Wasiirro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta socdaal booqasho ah ku soo gaadhay xarunta gobolka Gabiley isla markaana kulamo gooni-gooni ah la yeeshay maamulka degmada iyo gobolkaba.

Weftiga xukuumadda oo ka kooban Wasiiradda Arrimaha Dibada Maxamed Cabdillaahi Cumar, Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Wasiirka Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale ayaa kulamo ay ugu kuurgalayaan xaaladda Gobolkaasi la yeeshay Badhasaabka Gobolka iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka.

Booqashada kooxdan Wasiiradda ah oo ka soo jeedda gobolkan ayaan la garanayn waxa ay daaran tahay, in kasta oo ay muujinayso inay wadaan kulamo siyaasadeed oo ay bulshada iyo maamulka Gobolkaasi kaga wadahadlayaan xaaladaha kala duwan ee ka taagan deegaankaasi.

Wasiir Samaale iyo Boobe ayay wasiirnimadoodu reer Gabilay ku cusub tahay, waana markii ugu horaysay ee ay booqdaan tan iyo intii ay xilka qabteen, waxaanay iftiiminaysaa inay doonayaan sidii ay isku baran lahaayeen isla markaana ay iskugu soo dhaweyn lahaayeen iyaga iyo Xukuumadda.

Booqashada Wasiiraddan inkasta oo aan si rasmi ah loo ogayn waxa ay daaran tahay hadana waxa soo baxaya dareemo tilmaamaya in ay tahay lugtii ugu horaysay ee ay isku muujin lahaayeen sidii ay waxqabad ugu muujin lahaayeen inkasta oo wasiiradda Xukuumadda ay yar tahay inay dadkooda dib ugu noqdaan oo ay wax ka qabtaan baahiyahooda.

SLpost News

Gabiley, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories