Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweeyey Guddiga Madaxweynaha Somaliland u magacaabay diyaarinta wada-hadallada
Muqdisho, 09 April, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay dawladdiisu soo dhawaynayso Guddiga Madaxweynaha Somaliland u magacaabay qaban-qaabinta wadahadallo...
Madaxweynaha Uganda oo Ciidamadiisa uga digay inay Xidhiidh la yeeshaan Dumarka Soomaaliyeed
Kampala, 09 April, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, ayaa uga digay Ciidamada Uganda ee ku sugan magaalada Muqdisho inay xidhiidh dhinaca Jinsiga...
Shirkadda Xayaysiisyada ee ASAL oo kaalin mug leh ka qaadatay kor-u-qaadista bilicda shirweynihii WADDANI
Hargeysa, 09 April, 2012 (Ogaal)– Shirkadda daabacaadda xayaysiisyada ee ASAL ayaa qayb-libaax ka qaadatay kor-u-qaadista bilicda astaanta wadareed iyo agaasinka shirweynaha 1aad ee urur-siyaasadeedka...
Wargelin ku socota xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE
Xisbiga KULMIYE wuxuu ku war-gelinayaa dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE in shirweynihii Golaha dhexe ee xisbigu qabsoomi doono 14-ka Bishan. Sidaasi darteed, waxa...
Afhayeenka Madaxtooyada oo faahfaahin ka bixiyey Guddi Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay oo Bulshadu Aragtiyo kala duwan ka Bixisay
Hargeysa, 09 April, 2012 (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” ayaa Maanta faah-faahin ka bixiyey gudidii Wasiirada ahaa ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland...
Taliyaha Cusub ee Laanta Socdaalka Somaliland oo Xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Hay’addaas
Hargeysa, 09 April, 2012 (SLpost)- Taliyaha Cusub ee Laanta Socdaalka Somaliland Md. Maxamed Cali Yuusuf ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Laanta...
Bal Xidho Okiyaalaha!! – W/Q: Saddam Carab
Waa maxay dadkan aan dadka u eekayni, Halkey ka yimaadeen, Ma indhahaygaa mise waa siday yihiin, Acuudu Bilaah, Sawnigan indhihii kashakiyay ee marmaray, indhahayga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

