Mujtamaca waa in laga wacyi-geliyaa in qabiil aanu qaran noqon karin; “Maxaadse Ka Taqaan Qabiilka & Ilbaxnimada Somaliland?” – Qaranimo iyo Qabiil –...
Waxa mahad iska leh Illaahay SW.,marka xigta waxaan salaamayaa dhammaan shacabka S/land dibad iyo gudaba, iyo dhamaan shabakadaha warbaahineed ee inoo saamaxay inaynu fikradeheenna...
Guddoomiyihii Jaamacadda Hargeysa Prof. Muuse Aadan oo is-casilay
Hargeysa, 09 April, 2012 (SLpost)- Guddoomiyihii Jaamacadda Hargeysa Prof. Muuse Aadan Axmed ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii Guddoomiye-nimo ee uu ka...
Shirweynaha urur-siyaasadeedka WADANI oo la soo gunaanaday laguna doortay Hoggaan Cusub (SAWIRRO)
Hargeysa, 09 April, 2012 (SLpost)- Shirweynihii koowaad ee Urur-siyaasadeedka Waddani ayaa maanta lagu soo gabo-gabeeyay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxaana lagu ansixiyay xeerarka...
Laba ka mid ah ururrada siyaasadda ee Is-diiwaangeliyey oo si rasmi ah u Midoobay
Hargeysa, 08 April, 2012 (SLpost)- Labada Urur-siyaasadeed ee Jamhuuriga iyo NUUR ayaa maanta si rasmiya ugu dhawaaqay inay isku biireen, sida ay ku shaaciyeen...
Dr. Gabboose: Wakhtigii uu Xukuumadda ka tirsanaa iyo Imika, waa Iyama?
Dr Cabdi Gabboose dhawaaqa ka soo yeedhaaya maanta iyo maalintii xukuumadda immika jirta xilka ka hayey maxaa sabab u noqday farxaddii iyo kalgacalkii wakhtigaas…? Dr...
A boy in a battle of ‘Hope’ (short story) – By Abdirahman Osman
Yesterday; if it was a right decision to fight with a brutal dictator. Why not today? The young people are ready to find a...
Guddoomiyaha iyo isu-duwayaasha Wasaaradaha Gobolka Maroodi-jeex oo kulan ka yeeshay Xaaladda gobolka kana warramay Natiijada Kormeer ay ugu kuur-galeen Abaarta ka jirta
Hargeysa, 08 April, 2012 (SLpost)- Kulan ballaadhan oo ay isugu yimaadeen gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Maroodijeex iyo isu duwayaasha wasaaradaha ee gobolka Maroodijeex ayaa maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

