HomeMadaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweeyey Guddiga Madaxweynaha Somaliland u magacaabay diyaarinta wada-hadallada

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweeyey Guddiga Madaxweynaha Somaliland u magacaabay diyaarinta wada-hadallada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Muqdisho, 09 April, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay dawladdiisu soo dhawaynayso Guddiga Madaxweynaha Somaliland u magacaabay qaban-qaabinta wadahadallo dhexmara Somaliland iyo Soomaaliya.

Madaxweyne Sheekh Shariif waxa uu sheegay inay wax lagu farxo tahay inay Somaliland iyo Soomaaliya dhawr iyo labaatan sano ka dib u diyaar-garoobeen in wadahadal dhexmaro. “Waxyaabaha dawladdu ka shaqaynaysa waxa ka mid ah wadahadallo lala galo Walaaleheenna Somaliland, waa wax lagu farxo dhawr iyo labaatan sano ka dib, inaynu wadahadalno,” sidaa ayuu yidhi Madaxweynaha dawladda Ku-meel-gaadhka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta hadal ka jeediyey xaflad lagu qabtay Muqdisho.

Waxaanu Sheekh Shariif oo hadalkiisa sii wataa intaa ku daray oo uu yidhi; “Waad Ogtihiin walaaleheenna reer Somaliland inay Guddi u magacaabeen wadahadallada Soomaaliya, waannu soo dhawaynaynaa, sidii aan hore u sheegnay annagu dhinacayaga diyaar baannu u nahay wadahadalladaasm dhakhsona waxaan u magacaabaynaa Guddiga wadahadalka. Aan wadahadalno waa aan heshiinno.”

SOMALILANDPOST.NET

Webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories