Xubno ka tirsan Beeralayda Dalka oo Waxbarasho looga bilaabay Jaamacadda Camuud si ay u tabobaraan Beeralayda kale
Hargeysa, 11 April, 2012 (SLpost)- Afartan xubnood oo ka kala socda Beeralayda Dalka ayaa tabobar cilmiyeysan oo soconaya muddo saddex bilood ah looga bilaabay...
Ujeeddada Socdaal Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Daakhiliga ku tageen Dugsiga Tabobarrada Ciidamada Booliska ee Mandheera
Hargeysa, 11 April, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdilaahi...
Somaliland
Shirkadda TELESOM oo Deeq Lacageed Guddoonsiisay Guddida Dhismaha Waddada Jameeco-weyn iyo Guddida Dhismaha Buundada Xaafada Sh. Nuur
Hargeysa, 11 April, 2012 (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa saaka deeq maaliyadeed gudoonsiisay Guddidda dhismaha waddada Jameeco weyn iyo Guddida Buundada...
Waddamada ku teedsan badweynta Hindiya oo looga Cabsi qabo inay ku dhufato Duufaanta Sunaami iyo Muqdisho ka mid ah meelaha laga yaabo inay Saamaynayso
Jakarta, 11 April, 2012 (SLpost)- Laba Dhul-gariir coo abbirkiisu ku dhow yahay kii sannadkii 2004 sababay masiibadii Tsunami ee halaagtay dalal badan oo ku...
Wasiirka Qorsheynta oo dedefeeyey Eedo Musuq-maasuq oo loo jeediyey Xukumadda, faahfaahinna ka bixiyey Qaabka Deequhu u soo gaadhaan dalka
Hargeysa, 11 April 2012 (SLpost)- Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Md. Sacad Cali Shire ayaa si adag u dedefeeyay dhaliilo loogu jeediyey xukuumadda uu ka...
Xaqiiqada Xasuuqii Xeebta Jaziira
“Waa Nuqul ka mida Buuga Dhacdooyinka Somaliland ugu Xasuusta badan oo dhawaan soo bixi doona insha allah” 17/07/1989, waa maalin ku suntan xasuuq loo gaysanayay...
Talo iyo tilmaamo kusaabsan shirka wadahadalada Somaliland Iyo Somalia muxuuse ahaa magicii inaga dhexeeyey
Waxaan salaamayaa akhristayaasha sharafta badan ee maqaalkan waqtiga u huray, Anigoo ogsoon in ay jiraan khubaro iyo aqoonyahan aan taladu seegi karini inay dalka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

