HomeTalo iyo tilmaamo kusaabsan shirka wadahadalada Somaliland Iyo Somalia muxuuse ahaa magicii...

Talo iyo tilmaamo kusaabsan shirka wadahadalada Somaliland Iyo Somalia muxuuse ahaa magicii inaga dhexeeyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankWaxaan salaamayaa akhristayaasha sharafta badan ee maqaalkan waqtiga u huray, Anigoo ogsoon in ay jiraan khubaro iyo aqoonyahan aan taladu seegi karini inay dalka ka buuxaan isla markaana ay geli doonaan xalka labadan dawladood ee mudada dheer isa saaran iyagoo aan wax munaafacaad ah isku qabin.
Horta ugu horayn Waa in dadka reer somaliland ogaadaan isla markaana aduunyada kale ka dhaadhiciyaan inaanu jirin imika dawladii aynu la midawnay 1960kii, sababtu waxa weeye 1960kii wixii ka horeeyey waxaynu ahayn Somaliland halka koonfurtana la odhan jiray Somalia, waxa la aasaasay qaran labaduba ku midaysan yihiin oo loo bixiyey (Somali Republic) waxa la sameeyey Pasport rasmiya dalku yeesho waxaana la sameeyey dastuur iyo shuruuc dalku yeesho.
Markii dawladii kacaanku qabsatay waxa magicii dhexda lagaga daray kelmada “Democratic” waxaana laga dhigay (Somali Democratic Republic ) waattii kacaankii ay jebiyeen jabhadihii ay SNM hormoodka u ahayd.
Sida aad maaanta ogtihiin waxay koonfurtii la soo noqotay magacoodii ahaa (Somalia) isla markaana waxay bedeleen magicii Somali Democratic Republic waxaanay u rogeen Somalia Federal government iyagoo bedelay Nidaamkii oo dawladii ahyd jamhuuriyada ka dhigay nidaam maamul goboleedyo ah (federal) ah, halka ay sidoo kale bedeleen Pasportkii dalku lahaa waxay kale oo samaysteen dastuur cusub iyo axdi sharciyeed kumeelgaadha.
Sidoo kale reer somaliland waxay la soo noqdeen magocoodii hore ee (SOMALILAND) waxay kale oo sida koonfurtu samaysay yeesheen Pasport u gaara iyo dastuur iyo sharci rasmiya oo ay kaga duuwan yihiin Somalia, waxaanay nidaamkii ka dhigteen koodii hore ee jamhuuriyada isla markaana waxay qaateen Habdimuqraadi ah.
 
Hadaba waxa loo baahan yahay in aduunka loo sheego inaynaan weligeen ka mid noqon wax Somaaliya la yidhaahdo isla markaana aynaan ka qayb qaadan nidaamkan cusub ee ay qaateen baasboorkooda iyo sharcigoodana ay iyagu isticmaalaan ee aynaan inaku ka qayb qaadan.
Waxay muujinaysaa taasi inaynu dib ukala noqonay labadii dal ee aynu hore u kala ahayn wallow ay iyagu mageceenii guud ku adeeganayaan ee dawladnimo maadaama magaalo madaxdii dalku ku taalo halkaas.
Isku soo duuboo waxa loo baahan yahay in aynu garteena dabada ku sii akhrisano u gudbino oo soo bandhigno dhibkii iyo xasuuqii bulshadeena loo geystay iyo sida aynu uga soo kabanay isla markaana geedka lala tago go’aanka shacbigeena ee ah inay muqadas tahay Somaliland jiritaankeeda iyo goosashadeedu.

Qalinkii Iyo Qormadii
Suleymaan Cabdisitaar Dubad
Hargeysa Somaliland 
00252-2-4430873

cabdisitaar@hotmail.com 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories