HomeWaddamada ku teedsan badweynta Hindiya oo looga Cabsi qabo inay ku dhufato...

Waddamada ku teedsan badweynta Hindiya oo looga Cabsi qabo inay ku dhufato Duufaanta Sunaami iyo Muqdisho ka mid ah meelaha laga yaabo inay Saamaynayso

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Jakarta, 11 April, 2012 (SLpost)- Laba Dhul-gariir coo abbirkiisu ku dhow yahay kii sannadkii 2004 sababay masiibadii Tsunami ee halaagtay dalal badan oo ku yaala Bariga adduunka ayaa ka dhacay dalka Indoonisiya kaas oo lagu wado inuu yeesho saamayn la mid ah ama ku dhow tii sannadkaas dhacday oo waxyeelladeedu soo gaadhay dalka Soomaaliya.

blankLabadan dhul-gariir oo cabbirkoodu kala ahaa 8.6 iyo 8.3 Qiyaaska dhul-gariirka,waxa markiiba laga bixiyey digniin loo jeediyey dalalka Kulaala badweynta India, waxaana la arkay dadka ku nool gobolka ugu dhow dalka Indonesia ee Aceh oo 270 Mayl u jira Xuddunta dhul-gariirkii sannadkii 2004 dhacday oo qiyaastiisu ahay 8.7 cabbirka Dhulgariir, oo dadkii ku nool ayaa u qaxayaan dhanka buuraha iyaga oo ka baqaya inay soo noqoto masiibadii sannadkaas.

blankDigniinaha ay bixinayaan khubarada deegaanka ayaa tilmaamaya in mawjadaha uu dhul-gariirkani sababo ay wakhtiyada soo socota saamayn ku yeelanayaan dalalka kulaala badweynta Hindiya, gaar ahaan dalka Soomaaliya magaalo-madaxdiisa Muqdisho ay mawjaduhu soo gaadhayaan, 16:58 (7:58 PM Afrikada Bari) sida ay saadaashu sheegayso.

Dalalka kale ee ku teedsan badweynta Hindiya ee digniintani ay saamaynayso waxa ka mid ah India, Sri Lanka, Australia, Burma, Thailand, the Maldives and other Indian Ocean islands, Malaysia, Pakistan, Somalia, Oman, Iran, Bangladesh, Kenya, South Africa and Singapore.

Dhul-gariirkani waxa uu ku soo beegmay wakhti uu raysalwasaraha Ingiriiska David Cameroon booqasho ku joogo magaalo madaxda dalkaas ee Jakarta oo 1,600 mayl dhanka Koonfur-Bari ka xigta gobolka Ace.

Waxa jira baqdin laga qabo inuu mar labaad ku dhufto gobolkaas dhul-gariir la mid ah kii todoba sanno ka hor ay ku dhinteen 230,000-ka ee qof kaas oo cabbirkiisu ahaa 9.1 magnitude, waxaanay dadkan badankoodu ku noolaayeen gobolka Ace ee dalka Indonesia oo ka tirsan jaziiradda Sumatra.

blankSOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories