Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka oo ka warramayey Adeegyo Cusub oo ay Madaarrada dalka ka hirgelinayaan oo qaarkood u qabsoomeen
Hargeysa, 12 April, 2012 (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka warbixiyey adeegyo cusub iyo mashaariic...
La taliyaha Madaxweynaha ee Dadka La-hayb sooco oo xukuumadda uga mahadceliyey wax-qabadyo ay u samaysay dadka uu Wakiilka ka yahay
Hargeysa, 12 April, 2012 (SLpost) – La taliyaha madaxweynaha JSL ee arimaha Bulshada Barkhad Jaamac Xirsi ayaa maanta shir Jaraa’id oo uu ku qabtay...
Shirwaynihii Urur Siyaasadeedka UDHIS Oo Lagu Doortay Hoggaanka Ururkaas, Saamiyo Mug Lehna Golaha Dhexe Laga Siiyey Dhalinyarada Iyo Haweenka
Hargeysa, 11 April, 2012 (SLpost) – Shirwaynihii 1-aad ee urur siyaasadeedka UDHIS oo mudo Laba maalmood ah ka socday Crown Hotel ee Magaalada Hargeysa...
Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya – Qaybtii 1aad
(Somaliland waxaa ka muuqda deg deg aad u weyn,kaasoo u muuqda in uu la mid yahay kii 1960,lagu waayey xoriyadii) "Aynu wada hadalo--waa aynu heshiino, ...
Ogaysiis: Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE
Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf wuxuu Ogaysiinayaa dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE inay kaadhadhka Shirweynaha Golaha Dhexe ka doontaan...
Kordhinta Awooda Gobollada
Sirta siyaasaddu waa Iswaafajinta mabaadiida guud ee qaranimo ee cadaaladda, sinaanta & dimoqradiyada; iyo danaha joogtada ah ee kooxaha. Sida axsaabta, beelaha iyo goboladda...
Munaasibad lagu xusay Hawl-galkii Birjeex ee Sannadkii 1983 lagula baxay Marxuum Cabdilaahi Askar oo Hargeysa lagu qabtay
Hargeysa, 11 April, 2012 (SLpost)- Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cali Yuusuf oo ay weheliyaan Wasiirada Wasaaradaha Warfaafinta Mudane Cabdi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

