HomeWasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Dalka Keentay Idaacad Dunida oo dhan laga dhegaysan...

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Dalka Keentay Idaacad Dunida oo dhan laga dhegaysan karo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 18 April, 2012 (SLpost)- Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa markii ugu horreysay ku guulaysatay inay dalka keento idaacad weyn oo laga dhegaysan karo waddanka Gudihiisa iyo guud ahaan dalalka mandaqadda Geeska Afrika oo dhan, taas oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay taala dekedda magaalada Berbera.

Idaacadda cusub oo ah tii ugu weynayd ee muddo 21 sannadood ah Jamhuuriyadda Somaliland yeelato oo ay dalka u soo iibisay wasaaradda Warfaafinta, isla markaana saddexdii cisho ee u dambeeyey taalay dekedda Berbera, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda la keeno caasimadda Hargeysa, iyadoo lagu rakibi doono dhisme hore loogu sii diyaariyey oo ku yaal gudaha xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

Keenista Idaacaddan cusub oo la rejaynayo inay wax weyn ka tari doonto baahidii qaranka Somaliland u qabay helista idaacad dhegaysigeeda waddanka oo dhan wada gaadha, waxaana hore u ballan-qaaday Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) markii uu xilka la wareegay laba sanno ka hor, waxaanay tallaabadani guul taariikhi ah u noqonaysaa xukuumadda Xisbiga Kulmiye, gaar ahaan wasaaradda Warfaafinta.

Idaacaddan ayaa marka la rakibo lagu wadaa inay wada gaadho guud ahaan Gobollada Somaliland iyo waliba dalalka jaarka sida Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya, waxaanay fursad weyn u noqon doontaa shacabka ku dhaqan gobollada iyo degmooyinka caasimadda Hargeysa oo aan weligood maqlin idaacad qaranku leeyahay oo ay dhegaystaan muddo 21 sanno ah oo ay Jamhuuriyadda Somaliland madax-bannaanida haystay.

SomalilandPost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories