HomeKulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Dhex Maray Madaxweynihii hore ee Somaliland...

Kulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Dhex Maray Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Masuuliyiinta Talada Dalka kala wareegtay [SAWIRRO]

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 27 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii ugu horreysay tan iyo wakhtigii Doorashada Lagaga guulaystay 26 June 2010 Booqasho ku tagay Aqalka Madaxtooyada Somaliland oo uu ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

blank

In kasta oo aan la ogeyn ujeeddada Kulankaas iyo waxyaabaha ay ka wada-hadleen, haddana waxay wararku sheegayaan in Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne Daahir Rayaale ay ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Dhanka kale, markii uu dhammaaday kulanka madaxweynayaasha, waxa uu Daahir Rayaale kulan albaabadu u xidhan yihiin oo muddo qaatay la yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacil.

Kulanka madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin uu la yeeshay Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ayaa noqonaya kii ugu horeeyay tan iyo xilligii uu talada dalka wareejiyey.

blank

SLpost News Desk

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories