HomeWasaaradda Isgaadhsiinta oo markii ugu horreysay Dakhligii ugu badnaa Dawladda u soo...

Wasaaradda Isgaadhsiinta oo markii ugu horreysay Dakhligii ugu badnaa Dawladda u soo hoysay iyo isku-xidhkii Shirkadaha isgaadhsiinta oo la dhammaystiray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 12 February 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md Axmed Xaashi Oday, ayaa sheegay in wasaaraddiisu markii ugu horreysay dakhligii ugu badnaa u soo xeraysay Dawladda isla markaana ay dhammaystireen adeegga isku-xidhka shirkadaha is-gaadhsiinta.

blankWasiirka oo warbixin la xidhiidha waxqabadka wasaaraddiisa ka jeediyey barnaamijka MAQAL-Dadkaaga ee telefishinka qaranka Somaliland  ku kulmiyo masuuliyiinta iyo dadweynaha, waxa uu ka waramay ku talo-galka qorshaha waxqabad ee wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ee sannadkan.

Wasiirka wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Md Axmed Xaashi Oday, waxa uu tilmaamay in sannadkan wasaaraddiisa ay qorshaha ugu jirto qabsoomida arrimaha ay ka mid ka yihiin dhammaystirka isku xidhka adeega shirkadaha isgaadhsiinta ee dalka ee ka hawlgala samaynta isku xidhka caalamig ah ee loo yaqaano (International get away) kaasi oo la xidhiidha isgaadhsiinta telefoonada. Waxa kale oo wasiirku xusay inay qorshaha ugu jirto sidii loo samayn lahaa guddi caafimaad oo heer qaran ah oo soo dartisa saamaynta caafimaad ee tawaradda isgaadhsiintu ku yeelan karaan bulshada.

Wasiirka wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Md Axmed Xaashi Oday waxa uu intaasi raaciyey inay sannadkan ku talo-galeen in la dhiso xarunta wasaaradda, isla markaana kor loo qaado tayada aqooneed ee shaqaalaha wasaaradda ka hawlgala lana dhiso nidaamkii boosaha, wasiirku waxa kale oo u sheegay in wasaaradda loo sameeyey website laga heli karo macluumaadka kala duwan ee wasaaradda.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories