Yaa haraggeedii nagaga celiya?! – Qaybtii 3aad
(Taariikhaha 5 Feb iyo 23 Feb iyo shaqsiyaadka xilka ummadda xilligan hayaba ,waxay ahaan doonaa qaar ay shacabka reer Somaliland xasuusan doonaan,wanaag iyo xumaan...
MV Leila: Markab-ganacsi u raran Ganacsato Soomaliland ah oo gacanta u galay Budhcad-badeedda Soomalida
Hargeysa, 19 February, 2012 (SLpost)- Markab ganacsi oo ka soo goostay dekedda magaalada Dubia isla markaana ku soo wajahnaa dekedda magaalada Berbera, ayaa laga...
Shirkadda Xawilaadda Lacagaha ee QARAN EXPRESS oo Albaabada loo laabay (Akhriso Shaacinta)
Hargeysa, 18 February, 2012 (SLpost)- Shirkadda xawilaadda lacagaha ee Qaran Express oo ka mid ahayd shirkadaha ugu caansan ee ka shaqeeya adeegga xawilaadda lacagaha...
Madaxweyne Siilaanyo oo gaashaanka ku dhuftay eedaymo musuqmaasuq oo Xukuumaddiisa loo jeediyey
Hargeysa, 18 February 2012 (SLpopst)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horeysay ka hadlay musuqmaasuq uu ku xukuumaddiisa u jeediyay...
Urur-siyaasaddeedka Wadani oo qalab Ciyaareed gudoonsiiyey mid ka mid ah Kooxaha kubadda Cagta
Hargeysa,18 February 2012 (SLpost)- Urur-Siyaasadeedka Wadani ayaa maanta xafiiskiisa saddexaad ee dhalinyarada qalab Isboorti ku gudoonsiiyey kooxda kubadda Cagta ee Jabbaan. Munaasibada oo ay...
Doorka Macalinka iyo Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE)
Waxaan ka soo hadalnay Qodobo ay ka mid yihiin Hirdanka iyo Waxbarashadda Bilaashka ah iyo Faa’iidooyinka Waxbarashadda Bilaashka ahi ay keentay ilaa hadda. Hadaba Maanta...
Tog-Wajaale: Waayaha Xiligan, Maamul Xumada Ku Habsatey iyo dhaliilaha ay dadku ka jeedinayaan ballan-qaadkii Xukumadda talada haysa – Warbixin, Shiine Cilmi Kaahin
Wajaale, 18 February, 2012 (SLpost) - Magaalada Wajaale ee kutaala xuduuda u dhexeysa Somaliland iyo Itoobiya islamarkaana kutaala, bogcad Deegaan ahaan Istiraatijayad Dhul Beereed...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

