Monthly Archives: February, 2012

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo gaadhay London, kana hadlay rejada ay ka qaban shirka Soomaalida ee ay ka qayb-galayaan

Hargeysa, 19 February 2012 (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayay ayaa shalay gaadhay magaalada London ee dalka Britain, waxaana...

Madaxweyne ku-xigeen Saylici oo tacsi u diraya Qoyskii iyo Qaraabadii Geerida ku timi Guddoomiye ku-xigeenkii Gobolka Sanaag

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha JSL, Mudane: Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii,  iyo Dhamaan...

Guddida Joogtada ah Ee Golaha Guurtida Somaliland oo kulan xog waraysi ah la yeeshay Xildhibaano ka Socda Baarlamanka Jabuuti

Hargeysa, 19 February 2012 (SLpost)-Guddida joogtadda ah ee Golaha guurtida Somaliland ayaa shalay Kulan is-xog waraysi ah la yeeshay Wafti Haween Xidhibaano Jabuutiyan ah,...

Badhsaab ku-xigeenkii Gobolka Sanaag oo maanta si heer Qaran ah loogu aasay Magaalada Hargeysa

Hargeysa, 19 February 2012 (SLpost)- Alle ha u naxariiste Badhasaabkii ku-xigeenkii gobolka Sanaag Cabdicasiis Xasan Siciid, ayaa maanta si heer qaran ah loogu aasay...

Hanti Dhowrka Guud ee Somaliland oo bilaabay baadhis ay ku samaynayaan Wasaaradda Arrimaha Debedda oo Musuq-maasuq lagu Eddeeyey

Hargeysa, 19 February 2012 (SLpost)-Hanti Dhowra Guud ee Qaranka Somaliland Maxamuud Aw Cabdi Ismaaciil (Maxamuud dheere), ayaa markii ugu horeysay ka hadlay badhitaan Musuqmaasuq...

Siyaasada Dhuumashada Dhabarku Muuqdo (Siyaasada Siilaanyo) – By Ismail M. Gadiid

Sxbyaal salaan guud, waxaan jeclahey in aan wax ka yidhaadhdo siyaasada M/weynaha ee ku aadan arimaha dibeda oo aan ka soo qaadanayo dhawrkan qodob...

TOG-WAJAALE FOUNDATION: Xaaladda Biyo-la’aaneed ee Tog-wajaale iyo Baaq baraarujin ah oo ku socda Wasiirka Macdanta iyo Biyaha

Tog-wajaale, 19 February, 2012 (SLpost)- Urur Samo-fal oo lagu magacaabo Tog-wajaale Foundation, ayaa ka deyriyey biyo la’aan baahsan oo ka jirta xarunta Ganacsiga Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img